Somali News
Somali News

Al-shabaab oo weerar qaraxyo ku billaawday ku qaaday magaalada Caad

Dagaalameyaal Al-shabaab ayaa weerar qaraxyo ku bilowday ku qaaday magaalada Caad ee Gobolka Mudug halkaasi oo ay fariisimo ku leeyihiin Cutubyo ka tirsan.

Read More
Somali News

Madaxweyne Xasan Sheekh “Tillaabo ayaa qaadeyna haddii Itoobiya isku day do fulinta heshiiska badda”

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in ay tillaabo adag qaadayaan haddii ay Itoobiya ay isku daydo in ay fuliso.

Read More
Somali News

Ra’iisul wasaare Xamse oo guddoomiyay kulan looga hadlay amniga dalka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda  Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta guddoomiyay kulan ay isugu yimaadeen Madaxda hey’adaha amniga. Kulanka ayaa waxaa looga.

Read More
Somali News Uncategorized

Booliiska oo gacanta ku soo dhigay nin gowracay wiil uu adeerkiis yahay

Ciidanka Boliiska Soomaaliya ayaa howlgal ay sameyeen gacanta kusoo dhigay nin ku Eedaysan in uu gowracay wiil uu adeer u yahay, dhacdadaas oo.

Read More
Somali News

Booliska dalka Nigeria oo soo badbaadiyay gabdho walaalo ah oo la afduubtay

Booliska dalka Nigeria ayaa sheegay in ay ku guuleysteen in ay soo badbaadiyaan shan gabdhood walaalo ah, kuwaasi  kooxo hubeysan ay ka afduubteen.

Read More
Somali News

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Dr Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehlinayaan xildhibaannada labada aqal ee dalkeenna ku matala Baarlamaanka Carabta ayaa maanta magaalada.

Read More
Somali News

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo dhigiisa dalka Masar oo kulan ka yeeshay Xaaladda Gobolka

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Masar ayaa munaasabad si heer sare ah loo soo.

Read More
Somali News

Taliyeyaasha Ciidanka oo yeeshay kulan looga hadlay amniga

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed S/gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin, Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya S/guuto Sulub Axmed Firin iyo Taliyaha NISA Mahad Maxamed Salaad.

Read More
Somali News

NISA oo sheegtay in howlgal lagu dilay saraakiil iyo xubno ka tirsan Al-shabaab

Ciidanka Haya’adda Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka oo kaashanaya Saaxiibada Soomaaliya ee Caalamiga ah ayaa hawlgal qorshaysan ku dilay Toddoba ka tirsana dagaalameyaasha.

Read More
Somali News

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaarey dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ajiibay martiqaad rasmi ah oo uu u fidiyey dhiggiisa dalka Masar Cabdulfataax Al-siisi ayaa gaaray magaalada Qaahira ee.

Read More