Somali News
Somali News

Madaxweynaha Jubbaland oo ku dhowaaqay dagaal wadajir oo ka dhan ah Al-shabaab

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland, Ahmed Mohamed Islaam ayaa ku dhowaaqay dagaal ka dhan ah Al-shabaab, kaasi oo looga saarayo deegaannada ay kaga sugan.

Read More
Somali News

Ra’iisul wasaarihii hore ee Japan oo geeriyooday

Ra’iisul wasaarihii hore ee Japan Shinzo Abe ayaa ku geeriyooday isbitalka maanta oo Jimce ah saacado kadib markii la toogtay isaga oo ku.

Read More
Somali News

Faah-faahino ka soo baxaya weerar lagu qaaday Saldhiga Booliiska Yaaqshiid

Rag hubeysan ayaa maanta barkhadii weerar ku qaaday Saldhiga Booliiska degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir, waxaana la soo warinaya khasaare isugu jira dhimasho.

Read More
Somali News

Milyan Muslimiin ah oo maanta taagan Banka Carafo

Hal milyan oo muslimiin ah ayaa maanta taagan Banka Carafo, si ay u gutaan Waajibaadka Xajka, sida ay xaqiijisay Wasaarada Muslimiintaan ayaa ka.

Read More
Somali News

Ra’iisul wasaarihii hore ee Japan oo la toogtay

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Japan Shinzo Abe ayaa loola cararay Isbtaal, kadib markii lagu toogtay munaasabad ka dhacday magaalada Nara oo ku taalla.

Read More
Somali News

Dowladda Sweden oo sharci cusub ku soo rogtay Xawaadaha Soomaalida

Dowladda Sweden ayaa xannibtay Akoonnada ay isticmaalaan Xawaaladaha lacaga u dira gudaha Soomaaliya, taasi oo walaac ay ka muujiyeen bulshada Soomaalida ee ku.

Read More
Somali News

Booliiska Mudug oo loo gacan geliyay nin dil ka geystay gobolkaasi

Ciidammada Amniga Dowlad Deegaanka Soomaalida ayaa gacanta ku dhigay nin dil ka geystay deegaanka Milxo ee gobalka Sanaag. Howlgal ay sameeyeen Laamaha Amniga.

Read More
Somali News

Madaxweyne Xasan Shiikh oo dib ugu soo laabtay dalka

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo casuumaad rasmi ah ku joogay dalka Turkiga, ayaa galabta ka soo degay garoonka.

Read More
Somali News

Guudlaawe iyo saraakiil ka tirsan ATMIS oo ka shiray in la bilaabo howlgal ka dhan ah Al-shabaab

Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada ee magaalada Jowhar ku qaabilay Taliyaha Ciidanka ATMIS ee Secter Five iyo Saraakiil.

Read More
Somali News

Maxaa looga hadlay shirka golaha wasiirada Jubbaland?.

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed madoobe) ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha wasiirada oo looga hadlay qodobo kala duwan. Wasaarada amniga.

Read More