Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo hambalyada Ciida la wareegay Shacabka Soomaaliyeed
Ku-simaha Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda, Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa ummada Soomaaliyeed gaar ahaan Shacabka Puntland ugu hambalyeeyay munaasabadda.