Somali News
Somali News

R/wasaaraha Ingiriiska oo ku dhawaaqay inuu iscasilay

Ra’iisal wasaaraha Ingiriiska, ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu ka dagay xilka ra’iisal wasaarenimo. Boris Johnson, ayaa waxaa maalmihii ugu danbeeyey cadaadis.

Read More
Somali News

Lafta gareen oo shir la qaatay golaha wasiirada Koofur Galbeed

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa shir Gudoomiyey shirka Gollaha Wasiiradda Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed oo Todobaadkan Warbixin looga.

Read More
Somali News

Col Barre Hiiraale oo loo diiday inuu tago Gedo

Warar ay heshay Idaacadda Kulmiye ayaa sheegaya in Maamulka Gobalka Gedo ay maanta celiyeen diyaarad soo qaadi lahayd Col. Barre Aadan Shire (Barre.

Read More
Somali News

Muuse Biixi oo cafis u fidiyay 546 maxbuus

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa cafis u fidiyay 546 maxbuus oo ah maxaabiista danbiyada fudud galay, munaasibada Ciida Carafo awegeed. Wareegto ka.

Read More
Somali News

Boqolaal Maxaabiis ah oo ku baxsaday Xabsi ku yaalla Nigeria

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Nigeria ayaa xaqiijisay in boqolaal maxaabiis ah ay ka baxsadeen xabsi ku yaalla duleedka Caasimada dalkaasi, ka dib weerar culus.

Read More
Somali News

Madaxweynaha Jubbaland oo ka hadlay abaaraha ka jirta dalka.

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta furay kalfadhiga afraad ee golaha wakiilada Dowlada Jubaland. Madaxweynaha ayaa khudbad u jeediyay Xildhibaanada.

Read More
Somali News

Tahriibayaal badan oo ku geeriyooday doon kula degtay xeebaha Libya.

Inta la xaqiijiyay 22 ruux oo u dhashay dalka Mali ayaa ku geeriyootay in ka badan 60 kalena waa la badbaadshay kadib markii.

Read More
Somali News

Maxeey kawadda hadleen xukuumadda iyo xisbiyada mucaaradka Soomaaliland?

Kulankii ugu horeeyay oo fool ka fool ah ayay maanta ku yeesheen xarunta madaxtooyada Soomaaliland masuuliyiinta xukuumadda iyo xisbiyada mucaaradka ah ee Soomaaliland.

Read More
Somali News

Weerar lagu qaaday gaadiid uu leeyahay m/weynaha Nigeria

Dabley hubaysan ayaa weerar ku qaaday gaadiid ay la socdeen wafti horudhac ah m/weynaha Nigeria Maxamuud Buxaari oo marayay gobolka Katsima ee waqooyiga.

Read More
Somali News

Shirka IGAD oo diiradda lagu saaray waxkaqabashada Arrimaha Abaaraha.

Xubno ka socda urur goboleedka IGAD, oo ay ku jiraan xubno matalaya waddamada Djibouti, Eritrea, Ethiopia, Kenya, Somalia, South Sudan, Sudan iyo Uganda,.

Read More