Somali News
Somali News

Suuriya oo quburo miinooyinka sameeya u diray Ruushka.

Illaa 50 rag xeeldheerayaal ku ah samaynta iyo isticmaalka bambaanooyinka qasaaraha badan gaysta , kuwaas oo u dhashay Suuriya ayaa ku sugan dalka.

Read More
Somali News

Maxaa looga hadlay kulankii Gollaha wasiiradda dowlad Goboleedka Jubbaland?

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Dowlad Gobolkeedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa shir guddoomiyay kulan aan caadi ahayn oo ay lahaayeen golaha wasiirrada Dowlad Goboleedka Jubbaland. Madaxweynaha.

Read More
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo maanta la filayo in uu ilka si rasmi ah ugu wareejiyo Xasan Shiikh.

Muqdidho-KNN-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta la filayaa in uu xilka Madaxwaynaha Soomaaliya uu si rasmi ah ugu wareejiyo Xasan.

Read More
Somali News

Itoobiya oo beenisay in TPLF ay sii daayeen maxaabis Milatariga Itoobiya ka tirsan.

Wasaarada Adeegga Warfaafinta oo war saxaafadeed kasoo saartay fidinta xogaha been abuurka ah iyo borobogaagndada indhaha bulshada caalamka lagu soo jiidanayo, ayaa sheegtay.

Read More
Somali News

Cali Guudlaawe oo la filayo in uu Is bedel ku sameeyo Maamulka Gobolka Hiiraan.

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Dowlad Gobolkeedka Hir-shabeelle cali Guudlaawe Xuseen ayaa lagu Wadaa inu isbadal  Xoogan ku Sameeyo Maamulka Gobolka Hiiraan Saacadaha Soo Socoda, sida aay.

Read More
Somali News

Waa kuma Masuulka ka tirisan Ukraine ee ku dhawaacmay dagaalka Ruushka iyo Ukraine?

Andriy Shevchyk, oo ah duqa magaalada Enerhodar ee uu Ruushka magacaabay, ayaa lagu soo waramayaa in uu ku dhaawacmay qarax. Duqa magaaladan ee.

Read More
Somali News

Ra’iisul wasaare Rooble oo mar kale la kulmay Sheikh Maxamed Bin Zayid Al Nahyaan.

Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa mar kale maanta la kulmay madaxwaynaha Dowladda Isutagga Imaaraadka Sheikh Maxamed Bin Zayid Al Nahyaan. Kulankaan.

Read More
Somali News

Hantidhawrka Guud oo ka horyimid Sharci ay Golaha Wasiirada meelmariyeen

Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka ayaa ku wargaliyay Ra’iisul Wasaaraha XFS joojinta Xeer-nidaamiyaha Sharciga Maareynta Maaliyadda oo ay Golaha Wasiirradu ansixiyeen Khamiistii (11.05.2022).

Read More
Somali News

Madaxweynaha Xasan Shiikh oo la kulmay Talyaha Howlgalka Mareykanka ee Afrika

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa kulan magaalada Muqdisho kala yeeshay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, Lry Andry iyo taliyahaha Ciidamada AFRICOM Generaal Stephen Townsend. Kulanka ayaa.

Read More
Somali News

Dagaal ka socda Gobolka Hiiraan

Wararka ka imaanaya deegaanka Walamoogo oo hoos yimaada degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaasi uu ka socdo dagaal u dhaxeeya.

Read More