Somali News
Somali News

RW Rooble oo Cabdi Xaashi ku bogaadiyay dib u doorashadiisa aqalka Sare

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi, isagoo ku bogaadiyay dib.

Read More
Somali News

Taliyaha Booliiska iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan yeeshay

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, ahna Guddoomiyaha Guddiga Amniga Doorashooyinka S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa kulan la qaatay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS,.

Read More
Somali News

Farmaajo iyo Rooble oo Hambalyo ku aadan Ciida u diray Bulshada Soomaaliyeed

Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay dhammaan muslimiinta meel kasta oo ay joogaan, gaar ahaan dadka Soomaaliyeed Munaasabadda barakeysan ee Ciidul.

Read More
Somali News

Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo Guddoomiyaha Guddiga Doorashada FIET oo kulan yeeshay

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka, Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa caawa kulan la yeeshay Xubno ka tirsan Guddiga Doorashada Heer Federaal ee FIET.

Read More
Somali News

Cali Guudlwaale oo la kulmay Shiikh Shariif

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xarunta Madaxtooyada kula kulmay Madaxweynihii hore ee dalka Sheekh Shariif Sheekh Axmed. Shiikh Shariif ayaa.

Read More
Somali News

Shiikh Shariif oo xubin ka noqday Xildhibaannada Golaha Shacabka

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed ayaa kamid noqday Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka 11-aad, ka dib Doorasho ka dhacday magaalada Jowhar..

Read More
Somali News

Guddoonka labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya oo kulmay

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur(Madoobe) ayaa maanta hoygiisa ku soo dhoweeyey Guddoomiyaha Golaha  Aqalka sare mudane Cabdi Xaashi.

Read More
Somali News

Madaxweyne hore Sheekh Shariif oo gaaray Jowhar

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Midowga Musharrixiinta Shariif Sheekh Axmed iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray maanta Magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka.

Read More
Somali News

Safiirkii Soomaaliya u joogay Roma oo shaqadii laga eryay + Sabab

War saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in qoraal rasmi ah ay u dirtay Wasaaradda.

Read More
Somali News

Axmed Karaash oo hambalyo la wadaagay shaqaalaha Soomaaliyeed

Ku simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa fariin hambalyo ah la wadaagay shaqaalaha Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa reer.

Read More