Somali News
Somali News

Sawirro:- Aadan Madoobe oo xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka si rasmi ah ula wareegay

Waxaa goordhow soo dhamaaday kulanka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya, xili uu shir guddoon ka ahaa  Guddoomiyaha la doortay ee Sheekh.

Read More
Somali News

Xildhibaanadda lagu soo kala doortay Ceel waaq & Garbahaarey oo buuq ka dhaliyay Xarunta Villa Hargeysa

Maanta xarunta Baarlamaanka Soomaaliya ee Villa Hargeysa, waxaa ka dhaceysa munaasabad uu xilka kula wareegayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka 11aad JFS Aadan Maxamed.

Read More
Somali News

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo markii ugu horreesay gaaray Bakool

Magaalada Xudur ee xarunta Gobolka Bakool waxaa maanta gaaray Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Janaraal Odowaa Yuusuf Raage, iyadoo halkaas ay kusoo dhaweeyeen.

Read More
Somali News

Tirada tahriibeyaal sanadkii hore ku dhintay marinnada badda Yurub oo korortay

In ka badan 3,000 oo qaxooti ah, tahriibayaal iyo magangalyo doon ah ayaa ku dhintay marinnada Mediterranean-ka iyo badda Atlantic-ga sannadkii hore, iyagoo.

Read More
Somali News

Ruux ku eedeysan fal dil ah oo lagu maxkamadeenayo Canada

Wararka ka imaanaya magaalada idmonton ee gobolka albeerta ee dalka Canada ayaa sheegaya in pooliiska magaaladaas ay gacanta ku dhigeen nin asalkiisu soomaali.

Read More
Somali News

Sheekh Shariif oo ku wajahan Jowhar

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Ahna Guddoomiyaha Midowga musharixiinta Madaxweynaha Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa maanta ku wajahan Magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeellaha.

Read More
Somali News

Kuraas deegaan doorashooda ay ahayd Beledweyne oo loo wareejiyay Jowhar

Guddiga doorashooyinka ee FEIT ayaa soo saaray go,aan la xiriira doorashada labada kursi oo  laga wareejiyey Magaalada Beledweyn loona wareejiyey in doorashadooda lagu.

Read More
Somali News

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo maanta kulan ku leh Villa Hargeysa

Xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho waxaa maanta kulan leh Xildhibaanada Golaha shacabka ee Baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya, xili la soo gabagabeeyay doorashada.

Read More
Somali News

Qarax khasaaro dhimasho & dhaawac ka dashay oo ka dhacay G/Sh/Dhexe

Waxaa faah faahino laga helayaa qarax khasaaro dhimasho iyo dhaawac geystay oo lala eegtay Sarkaal ka tirsan Militariga Soomaaliya kaas oo marayay inta.

Read More
Somali News

Hirshabeelle oo maanta qabaneysa doorashada saddex kursi

Magaalada jowhar ee xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe, waxaa maanta lagu wadaa in lagu qabto doorashada saddex kursi oo ka mid ah kuwa Golaha.

Read More