Somali News
Somali News

Xildhibaannada Golaha Shacabka berri kulan ku leh Muqdisho

Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maalinta berri ah kulan ku leh Xarruunta Villa Hargeysa ee magaamada Muqdisho. Farriin loo diray Xildhibaannada.

Read More
Somali News

Qarax lagu weeraray Masjid ku yaalla Afghanistan

Qarax xooggan ayaa lagu weeraray masjid ku yaalla galbeedka magaalada Kabul, xilli salaadda lagu jiray, waxaana ku dhintay ugu yaraan 10 qof, halka.

Read More
Somali News

RW Rooble oo la kulmay Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo Xildhibaanno

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa kulan la yeeshay guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka BJFS Aadan Maxamed Nuur Madoobe.

Read More
Somali News

Maxay ka wada hadleen Shiikh Shariif iyo Cali Guudlwaawe?

Guddoomiyaha Midowga Musharrixiinta ahna Madaxweynihi hore Shariif Sheekh Axmed iyo Madaxweynaha Hirshabelle, Cali Guudlaawe ayaa kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho. Kulanka ayaa waxaa.

Read More
Somali News

Booliiska Soomaaliya oo shaaciyay cidii ka dambeysay dilka Atooraha Badda

Afhayeenka Booliska Soomaaliya, Gaashaanle Cabdifitaax Aadan Xasan faah-faahin ka bixiyay dil xalay magaalada Muqdisho loogu geystay Wiil dhalinyaro ah loo yaqaan Atooraha Badda..

Read More
Somali News

Ammaanka Jowhar oo la adkeeyay iyo Doorasho berri ka dhaceysa

Waxaa aad loo adkeeyay ammaanka magaalada Jowhar ee gobolka Shabeellada dhexe, haalkasi oo beri lagu qaban doono doorashada seddex kursi oo ka harsaanaa.

Read More
Somali News

Mareykanka oo ka hadlay Doorashada Guddoonka Baarlamaanka

Dowladda Mareykanka ayaa bogaadisay doorashada guddoonka labada aqal ee Baarlamanka Soomaaliya oo shalay lagu soo geba-gebeeyey magaalada Muqdisho, ayada oo dalbatay in si.

Read More
Somali News

Beesha Caalamka oo ku baaqday in si deg deg loo qabto Doorashada Madaxweynaha

Xubnaha Beesha Caalamka ayaa soo dhoweeyay doorashooyinkii guddoonka Aqalka Sare ee 26kii Abriil 2022 iyo Golaha Shacabka ee 27-28 Abriil 2022 Bayaanka ay.

Read More
Somali News

Sarkaal ka tirsanaa Al-shabaab oo isku dhiibay Sirdoonka Koofur Galbeed

Taliska Hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Koonfur Galbeed oo soo bandhigay mid kamid ah Sarkaal ka tirsan Al-shabaab, kaasi oo isku soo dhiibay.

Read More
Somali News

Madaxda Soomaalida oo soo dhaweeyay doorashada guddoomiye ku xigeenada golaha shacabka ee la doortay

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Guddoomiye Ku-xigeennada Cusub ee Golaha Shacabka oo loo kala doortay, Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad Marwo.

Read More