Somali News
Somali News

Ururka Xamaas oo sii daayay qaar kamid ah dadkii ay ku qabsadeen dagaalkii Israa’iil

Xamaas ayaa sii daysay labo maxbuus oo Mareykan ah oo lagu haystey Gaza Jimcihii, kooxda ayaa sheegtay in ay u furan tahay in.

Read More
Somali News

Dagaal udhaxeeya laba sarkaal oo ka wada tirsan Al-shabaab oo ka dhacay Galgaduud

Dagaal udhaxeeya laba sarkaal oo kawada tirsan Al-shabaab ayaa ka dhacay degaanka Biyo oo u dhexeeya tuulada Burujeed iyo Magaalada Ceelbuur ee gobolka.

Read More
Somali News

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaarey magaalada Dhuusamareeb

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta dib ugu soo laabtay magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Dowlad-goboleedka Galmudug, halgaas oo uu ka.

Read More
Somali News

Madaxweynihii hore ee Farmaajo “wax ka badelka dastuurka waxaa loo baahan yahay wada tashi”

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka hadlay qorshaha dowladda Federaalka ku dooneyso in isbadal lagu sameynayso Isbadalka lagu sameynayo Dastuurka.

Read More
Somali News

Somaliland oo ka hortimid go’aanka DF ku aqoonsatay maamulka SSC Khaatumo

Somaliland ayaa dagaal ka dhan ah jiritaankeeda ku tulmaantay aqoonsiga ay Dowlada Federaalka Soomaaliya siisay maamulka SSC Khaatumo oo hoggaamiyahooda ku sugan yahay.

Read More
Somali News

DFS oo maamul KMG ah u aqoonsatay SSC Khaatumo

Dowladda federalka Soomaaliya ayaa maanta shaacisay inay si dhow ula shaqayn doonto maamulka KMG ah ee SSC- Khaatumo, iyadoo dowladdu sheegtay inay aqoonsan.

Read More
Somali News

Madaxweyne Xasan Sheekh oo aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Safiirka Sweden

Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waraaqaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka cusub ee dowladda Sweden u fadhin doona dalkeenna Mudane.

Read More
Somali News

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay duqeymaha Israa’iil ee Qaza

Dowladda Soomaaliya ayaa cambaareysay duqeynta ay Israa’iil ka geysatay Isbitaalka Al-Ahly ee Gaza kaas oo ay ku dhinteen boqollaal Falastiiniyiin ah. Bayaan kasoo.

Read More
Somali News

Bannaanbaxyo looga soo horjeedo Duqaynta Israel ee cisbitaalka ku yaalla magaalada Gaza oo ka socda caalamka

Bannaanbaxyo looga soo horjeedo Duqaynta cisbitaalka ku yaalla magaalada Gaza ayaa ka socda caalamka. Tobaneeyo qof oo mudaaharaad ka dhigay caasimadda Cammaan ay.

Read More
Somali News

Israel oo duqeyn ku dishay boqolaal shacab ah oo ku sugnaa Isbitaal ku yaalla Qaza

Weerar duqeyn ah ayaa gilgilay cusbitaalka Gaza, waxaana suurto-gala inay halkaas ku dhinteen boqolaal qof. Ururka Xamaas ayaa ku eedeeyey Israa’iil inay weerartay.

Read More