Somali News
Somali News

Mareykanka oo malaayiin dollar madaxiiisa dul dhigay sarkaal sare oo ka tirsan Al-shabaab

Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Maraykanka qaybta bixinta abaalmarinta caddaaladda loogu raadinayo dadka ay beegsadaan kooxaha xagjirka ah ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin dhan.

Read More
Somali News

Sarkaal ka tirsan Al-shabaab oo isku soo dhiibay ciidanka dowladda

Sarkaal sare oo ka tirsana dagaalameyaasha Al-shabaab ayaa isku soo dhiibay ciidanka xoogga dalka iyo kuwa difaaca deegaanka ee ku sugan gobolka galgaduud..

Read More
Somali News

Booliiska oo faah faafin ka bixiyay qaraxii ka dhacay Muqdisho

Qoraal ka soo baxay booliska Soomaaliya ayaa lagu yiri, “Caawa 16/Oct/2023, abaare 21:00 PM fiidnimo, ayaa naftii-halige Khawaarijta ka tirsanaa isku qarxiyay dad.

Read More
Somali News

Wariye Cabdifitaax Qays oo ku geeriyooday qarax ka dhacay Muqdisho

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay banaanka maqaayadda Blue sky oo u dhow mid ka.

Read More
Somali News

Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho

Qarax ismiidaamin ah ayaa goor dhow ka dhacay banaanka maqaayadda Blue sky oo u dhow mid ka mid ah baraha laga illaaliyo madaxtooyada.

Read More
Somali News

Khasaare ka dhashay weerar ay Militeriga Israel ku qaadeen Daanta Galbeed

Ugu yaraan hal qof oo Falastiini ah ayaa lagu dilay weerarki ugu dambeeyay ee ciidamada Israa’iil ay ku qaadeen magaalada Jericho ee daanta.

Read More
Somali News

Ciidamo lagu soo tababaray dalka Ereteriya oo soo gaaray Magaalada Muqdisho

Waxaa xalay magaalada Muqdisho soo gaaray ciidamo ka tirsan xoogga dalka oo muddo dheer tababar ku soo qaatay dalka Ereteriya. Ciidamadan ayaa tiradooda.

Read More
Somali News

Ra,iisal wasaare Xamse oo sheegay in Dalka dhowaan ay ka dhici doonaan isbeddalo waa weyn.

Raysal Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in soddonkii sano oo ay Soomaaliya ku jirtay colaadaha iyo dowlad burburka ay.

Read More
Somali News

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xilka ka qaaday Guddoomiyaha Jaamacadda Ummadda

Madaxweynaha dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xilka ka qaaday guddoomiyaha Jaamacadda Ummadda Dr Xasan Cumar Mahad-Allah, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay.

Read More
Somali News

Dhulgariir kale oo ku dhuftay dalka Afghanistan

Dhulgariir cusub ayaa ku dhuftay galbeedka Afgaanistaan dhowr maalmood kadib markii laba dhul gariir oo waaweyn oo ka dhacay gobolka ay ku dhinteen.

Read More