Somali News
Somali News

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xilka ka qaaday Guddoomiyaha Jaamacadda Ummadda

Madaxweynaha dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xilka ka qaaday guddoomiyaha Jaamacadda Ummadda Dr Xasan Cumar Mahad-Allah, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay.

Read More
Somali News

Dhulgariir kale oo ku dhuftay dalka Afghanistan

Dhulgariir cusub ayaa ku dhuftay galbeedka Afgaanistaan dhowr maalmood kadib markii laba dhul gariir oo waaweyn oo ka dhacay gobolka ay ku dhinteen.

Read More
Somali News

Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka ka dhacay deegaanka Burijeed

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar ay dagaalameyaal ka tirsan Al-shabaab ku qaadeen deegaanka Burijeed oo hoos yimaada degmada Ceelbuur.

Read More
Somali News

Al-shabaab oo weerar ku qaaday saldhig Ciidanka Dowladda ku leeyihiin deegaanka Burijeed

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar ay dagaalameyaal ka tirsan Al-shabaab ku qaadeen deegaanka Burijeed 75 KM u jira magaalada.

Read More
Somali News

Wasiirka Arrimaha gudaha oo sheegay in Saraakiil ka tirsan Dowladda ay u baxsadeen Al-shabaab

Wasiirka Arrimaha gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay in saraakiil iyo Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda ay u baxsadeen Al-shabaab sida.

Read More
Somali News

Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay Doorashada maamulkaasi

Madaxweyne Siciid Deni ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in doorashada soo socota ee madaxtinimada Puntland ku dhacayso nidaamka qof iyo cod. Madaxweyne.

Read More
Somali News

Wariyeyaal dhimasho iyo dhaawac ku noqday madaafiic ay Israa’iil ku garaacday Xadka ay la wadaagto Lubnaan.

Israa’iil ayaa madaafiic ku garaacday goob ay ku  sugnaayeen saxafiyiin caalami ah oo ku taalla xadka koonfurta Lubnaan, waxaana ka dhashay khasaare isugu.

Read More
Somali News

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay dagaalka Al-shabaab

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo salaadda Jimcaha kula Oogay qaar ka mid ah masuuliyiinta dowladda Masaajidka Shuhadada ee Madaxtooyada Qaranka.

Read More
Somali News

Maxdweyne Xasan Shiikh oo la kulmay hoggaamiyaha SSC Khaatumo

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ku qaabilay Madaxtooyada Qaranka.

Read More
Somali News

Ciidamada dowladda oo dib ula wareegay degmada Ruun-nirgood

Ciidamada Xoogga iyo dadka deegaanka ayaa gudaha u galay degmada Ruun-nirgood ee gobolka Shabeellada Dhexe, waxaana halkaasi ay ka wadaan howlgallo lagu xaqiijinayo.

Read More