Somali News
Somali News

Kooxda PKK oo sheegatay masʼuuliyadda qaraxii ka dhacay Turkiga

Kooxda Kurdiyiinta ee PKK ayaa sheegatay masʼuuliyadda qaraxii ismiidaaminta ee manta lagu weeraray xarruunta wasaaradda arrimaha gudaha Turkiga ee Ankara. Bayaan ka soo.

Read More
Somali News

Xeer ilaalinta guud ee qaranka oo racfaan ka qaadatay xukunka eedeysaneyaal la sii daayay

Xeer ilaalaha guud ee Qaranka ayaa racfaan ka qaatay xukunkii qaar ka mid ah eedeysaneyaashii kiisaskii musuqmaasuqa ay dambiga ku weysay maxkamadda Gobolka.

Read More
Somali News

Ciidanka Amniga degmada Doolow oo soo bandhigay gaari qarax ah oo la qabatay

Ciidamada Amniga Degmada Doolow ee Gobolka Gedo ayaa soo bandhigay gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa, kaasi oo lagu qabtay degmadaasi. Guddoomiyaha Degmada.

Read More
Somali News

Qarax ka dhacay magaalada Ankara ee caasimadda Turkiga

Wasiirka arrimaha gudaha Turkiga ayaa faah faahin ka bixiyay qaraxyo saaka laga maqlay magaalada Ankara ee Caasimada dalkaasi. Wasiirka ayaa sheegay in qof.

Read More
Somali News

Faah faahino ka soo baxaya Madaafiic ku dhacay Xaafadaha Muqdisho

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya madaafiic saaka ku dhacay qeybo kamid ah degmooyinka Magaalada Muqdisho. Goobaha ay ku dhaceen madaafiida.

Read More
Somali News

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Siyaasiyiinta Koofur Galbeed

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Dhuusamareeb ku qaabilay Guddoomiyeyaashii hore ee Golaha Shacabka BFS iyo siyaasiyiin kasoo jeeda deegaanada.

Read More
Somali News

Ciidanka Xoogga iyo dadka deegaanka oo dhaqdhaaqyo ka wada deegaanada hoos yimaada Magaalada Camaara

Ciidanka Xoogga iyo dadka deegaanka ayaa ka dhaqdhaaqyo ciidan ka wada deegaannada hoos yimaada magaalada Camaara ee gobolka Mudug. Ciidamada ayaa la filayaa.

Read More
Somali News

Ciidanka Amniga Jubbaland oo sheegay in ay fashiliyeen miino lagu aasay degmada Dhoobley

Ciidanka amniga Jubbaland ayaa howlgallo lagu sugayay amniga ka sameeyay degmada Dhoobley ee Gobolada Jubbada Hoose. Saraakiisha Ciidanka Amniga Jubbaland ayaa sheegay in.

Read More
Somali News

Faah faahino ka soo baxaya qarax is miidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax ismiidaamin ah oo goordhow ka dhacay degmada Hawlwadaag ee gobolka Banaadir. Goobjoogeyaal ayaa inoo sheegay.

Read More
Somali News

Hay’adda NISA oo sheegtay in gacan ku soo dhigtay sarkaal sare oo ka tirsana Al-shabaab

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa sheegtay in ay gacanta kusoo dhigtay Al-shabaab dibadda hubka iyo waxyaabaha qaraxyada ugu soo.

Read More