Somali News
Somali News

Rabshado ka bilowday caasimada Sudan

Khartuum-KNN-Dibadbaxyo rabshado wata ayaa ka bilowday magaalada Khartuum ee caasimada dalka Sudan saacado kadib markii la xiray R/wasaaraha dalkaas iyo wasiiro xukuumadiisa ka.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (25-10-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:– Xuseen.

Read More
Somali News

Wararkii ugu dambeeyay doorashada ka socota deegaanada Puntland.

Taliyaha Booliska Puntland Jen. Cabdi Yare ayaa sheegay inta doorashada socoto la joojiyay isu socodka gaadiidka degmooyinka ay ka dhacayaan doorashada ee Qardo,.

Read More
Somali News

Afgembi ka dhacay Suudan iyo xabsi guri la geliyay R/wasaaraha dalkaasi.

Wararka ka imaanaya dalka Suudaan waxay sheegaya in dalkaas uu ka socda isku day afgembi, waxaana lagu soo warramayaa in militeri aan la.

Read More
Somali News

Dagaal culus oo maalintii seddexaad ka socda Guriceel

Waxaa maalinkii saddexaad xiisad dagaali ka dhex taagan tahay magaalada guriceel ee maamulka Galmudug. Ciidamada maamulka Galmudug oo kaashanaya ciidmada dawladda federaalka ayaa.

Read More
Somali News

Doorasho qof iyo cod ah oo saakay ka bilaabatay deegaanada Puntland

Maamulka Puntland ayaa markii ugu horreysay maanta qabanaysa doorasho qof iyo cod ah, kaasi oo lagu tartami doono goleyaasha deegaanka Magaalooyinka Qardho, Eyl.

Read More
Somali News

DF iyo kuwa dowlad goboleedyada oo war ka soo saaray xaalada Bini’aadinimo ee ka jirta dalka.

Bayaan ay si wadajir u soo saareen Dowladda Federaalka, Dowlad-Goboleedyada Gobolka Banaadir waxa ay ku muujiyeen xaaladda Cunno-yari ah oo ka jirta Dalka.

Read More
Somali News

Dagaalo goos goos ah oo caawa ka socda Guriceel

Wararka ka imanaya magaalada Guriceel ayaa sheegaya in dagaallo goosgoos ah ay maanta kasii socdeen magaalada kuwaasi oo u dhexeeya dawladda federaalka cidankeeda.

Read More
Somali News

Faahfaahin ka soo baxaysa duqaymo ay Itoobiya ka fulisay gobolka Tigray

Xukuumadda Itoobiya ayaa sheegtay in labo duqaymood oo dhanka cirka ah ay ku qaadday fariisimo ay fallaagadu ku leeyihiin Galbeedka iyo Waqooyiga gobolka.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (24-10-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Xuseen Cabdulle Maxamed Iyo Cabdiraxmaan.

Read More