Somali News
Somali News

Wasiiru-Dowlaha cusub ee Wasaaradda howlaha guud oo maanta la dhaariyay.

Muqdisho-KNN-Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka ee BJFS Ayaa shir Guddoomiyay Kulanka Guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka oo lagu dhaariyay wasiiru-Dowlaha cusub.

Read More
Somali News

RW Rooble oo xafiiskiisa ku qaabilay Ergayga gaar ah ee Hay’adda UNHCR

Muqdisho-KNN-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ergayga gaarka ah ee hay’adda UNHCR u qaabilsan Geeska Afrika Danjire Maxamed.

Read More
Somali News

Madaxweynaha Uganda oo ka hadlay qaraxii ka dhacay dalkaasi.

Kampala-KNN-Madaxweynaha waddanka Uganda Yoweri Museveni ayaa qaraxii habeenkii xalay ahaa ka dhacay caasimadda dalkaasi ee Kampala ee uu ku dhintay halka qof ku.

Read More
Somali News

XS oo shaacisay in Sanadka soo socda jirin wax dhaqaale ah oo ay BC siin doonto Soomaaliya.

Muqdisho-KNN-Wasiirka Maaliyadda Somalia Cabdioraxmaan Ducaale bayle ayaa sheegay in hadìi Dalka Madaxweyne yeelan waayo dabayaaqada Bisha Janaayo ee sanadka socda ee 2022  aysan.

Read More
Somali News

Ruuxii loogu doonista badnaa kooxda daroogada ka ganacsatada ee dalka Kolombiya oo gacanta lagu dhigay.

Muqdisho-KNN-Ruuxii loogu doonista badnaa kooxda daroogada ka ganacsatada ee dalka Kolombiya ayaa gacanta lagu dhigay sida uu sheegay madaxwaynaha dalkaasi. Ninkaan oo lagu.

Read More
Somali News

Xiisada u dhaxeeso Turkiga iyo qaar kamid ah wadamada reer galbeedka oo gaartay halkii ugu sareesay.

Muqdisho-KNN-Xiisada u dhaxeeso Turkiga iyo qaar kamid ah wadamada reer galbeedka ayaa gaartay halkii ugu sareesay kadib markii Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (24-10-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:– Maxamed.

Read More
Somali News

Dab qabsaday xarun shirkad oo ku yaalla Boosaaso.

Boosaaso -KNN– faah faahino dheeraad ayaa ka soo baxaya dab qabsaday Xarunta Warshadda Isbuunuyada Tabaarak ay ku leedahay Magaalada Boosaaso Ee Xarunta Gobolka.

Read More
Somali News

Ahlu Sunna oo lagala wareegay Gacan ku haynta Degmada Guriceel .

Guriceel-KNN– Maamulka degmada Guriceel ayaa sheegay inay la wareegeen gacan ku haynta magaalada ka dib dagaal xoogan oo halkaas ilaa shalay ku dhexmarayay.

Read More
Somali News

Ciidamada Dowaladda soomaaliya oo howlgallo ballaaran ka sameeyay Gobolka Gedo.

Beled-Xaawo-KNN– Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo howlgalo qorshaysan ka sameeyay deegaanada hoosyimaada Magaalada Beled-xaawo Ee Gobolka.

Read More