Somali News
Somali News

Mareykanka oo sheegay in la duqeeyay xarruumo ay ku sugnaayeen Al-shabaab

Taliska ciidamada Maraykanka ee Africa ayaa sheegay in duqayn is-difaacid wadajir ah ay la beegsadeen maleeshiyaadka al-Shabaab, ayna ku dileen shan ka tirsan.

Read More
Somali News

Abwaan Jaamac Kadiye oo ku geeriyooday Madaafiic ku dhacay Magaalada Laascaanood

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya duqeyn ay Ciidamada Somaliland maanta ka geysteen magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool. Duqeynta ayaa waxaa.

Read More
Somali News

DFS oo sheegtay in howlgal qorsheysan lagu dilay Xubno ka tirsan Al-shabaab

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in Howlgal qorsheeysan oo ay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya saaxiibada caalamka fuliyeen in lagu dilay Saraakiil iyo.

Read More
Somali News

DFS oo ka qeyb gashay shir looga hadlay ka hortaga Maalgalinta Kooxaha Argagixisada

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, Biixi Iimaan Cige ayaa maanta shir gudoomiyay kulan heer sare ah oo u dhaxeeyay Guddiga Qaran ee ka hortaga Maalgalinta.

Read More
Somali News

Maxay ka wada hadleen RW Xamse iyo Danjiraha Midowga Yurub?

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa Danjiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya, Tiina Intelmann oo.

Read More
Somali News

DFS oo sheegtay in duqeyn lagu dilay xubno ka tirsan Al-shabaab

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in howlgal ka dhacay Gobolka Galgaduud maanta lagu dilay xubno ka tirsan Al-shabaab. Qoraal ka soo baxay Dowladda ayaa.

Read More
Somali News

Maxkamadda Ciidanka oo dhageystay kiiska dilka Nin u dhashay dalka Kenya

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ayaa maanta u fariisatay dacwad ka dhan ah, Xasan Cabdiraxmaan Indha-yare oo ka tirsanaa Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya, kaas.

Read More
Somali News

Ciidanka Pakistan oo ka hortagey Koox hubeysan oo weerar ku dili rabay Shaqaale Shiinees ah

Ciidamada ammaanka ee Pakistan oo dilay koox hubeysan weerar ku qaaday kolonyo ay la socdeen shaqaale Shiinees ah Ciidamada ammaanka ee dalka Pakistan.

Read More
Somali News

Somaliland iyo SSC Khaatumo oo ka hadlay dagaalkii ka dhacay Laascaanood

Maamulka Soomaaliland iyo Jabhad SSC Khaatumo ayaa ka hadlay dagaal maanta ka dhacay duleedka magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool. SSC Khaatumo ayaa sheegay.

Read More
Somali News

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Siyaasiyiinta iyo Odayaasha dhaqanka Galmudug kala hadlay dagaalka Al-shabaab

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Hassan Sheikh Mohamud oo maalmahan ku sugan magaalada Dhuusamareeb ayaa kulan la qaatay qaar kamid ah Odoyaasha Dhaqanka, Siyaasiyiinta.

Read More