Dad badan oo ku dhintay duqeymo Ruushka ka geystay Ukraine
Ugu yaraan 31 qof lagu dilay duqeymo ay saacadihii la soo dhaafay Militerifga Ruushka ka geysteen magaalooyin ku yaalla dalka Ukraine. War qoraal.
Ugu yaraan 31 qof lagu dilay duqeymo ay saacadihii la soo dhaafay Militerifga Ruushka ka geysteen magaalooyin ku yaalla dalka Ukraine. War qoraal.
Ciidamada Ammaanka Kenya ayaa wada howgallo ka dhan ah dagaalameyaal ka tirsan Al-shabaab oo weeraro ka geystay magaalda Wajeer ee gobolka Waqooyi Bari.
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in markale khilaaf la xirira Doorashada uu ka soo cusboonday Puntland, kaasi oo u dhexeeya Madaxweynaha Puntland, Saciid.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa safar ugu ambabaxay magaalada Djibouti ee dalka Jamhuuriyadda Djibouti. Ujeedka socdaalka Madaxweynaha ayaa ah.
Ciidamada Hey’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugida Qaranka ayaa gacanta ku dhigay saddex gawaari ah oo ay ku raranyihiin Alaabo electronics u badan iyo.
Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Tiro hoobiyeyaal ah oo subaxa hore ee maanta laga maqlay degmooyin ka tirsan gobolka Banaadir..
Dowladda Azerbaijan oo ku amartay in ay dalkeeda ka baxaan Diblumaasiyiin sare oo Faransiis ah Wasaaradda arrimaha dibadda ee Azerbaijan ayaa sheegtay in.
Ciidamada Mareykanka ayaa weeraro ku bartilmaameedsaday maleeshiyaad ay Iran taageerto oo ku sugan dalka Ciraaq. Weerarka ayaa la sheegay inuu jawaab u ahaa.
Madaxweynaha Dawladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud iyo Siyaasiyiin xilal sare soo qabtay ayaa kulan ka yeeshay qodobada ugu muhiimsan ee wax ka badalka.
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax miino oo goordhow ka dhacay meel u dhow Hoteelka Ramadaan ee degmada Yaaqshiid. Goobjoogeyaal ayaa.