Somali News
Somali News

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay dhammeystirka Dastuurka

Madaxweynaha Dowladda Xasan Sheekh Maxamuud ayaa salaaddii Jimcaha ka dib ka hadlay dhameystirka dastuurka, hormarada la gaaray iyo halka uu marayo halganka dalka.

Read More
Somali News

Ciidanka Dowladda iyo kuwa deegaanka oo la wareegay deegaano dhaca Koofurta Mudug

Ciidamada xoogga dalka, Daraawiishta Galmudug iyo xoogagga deegaanka ayaa maalmihii la soo dhaafay dagaalameyaasha Al-shabaab ka saarey deegaano dhaca Koofurta gobolka Mudug. Deegaanada.

Read More
Somali News

Dad badan oo lagu dilay toogasho ka dhacday Czech

Nin hubeysan ayaa 14 qof ku dilay 25 kalena dhaawacay jaamacad ku taal magaalada Prague ee Jamhuuriyadda Czech. Booliska ayaa sheegay in ninka.

Read More
Somali News

DFS oo sheegtay in howlgal lagu dilay xubno ka tirsana Al-shabaab

 Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo garab ka helaya ciidamada cirka ee dowladda Mareykanka ayaa howlgal ay iska kaashadeen oo ka dhacay gobolka Jubadda.

Read More
Somali News

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Wasiir Khadiijo Diiriye

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa ka tacsiyeeyay geerida Wasiirkii Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuq insaanka Soomaaliya, Khadiijo Maxamed Diiriye. Qoraal uu.

Read More
Somali News

Ra’iisul wasaare Xamse oo ka tacsiyeeyay geerida Wasiir Khadiijo Maxamed Diiriye

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa tacsi u diray shacabka Soomaaliyeed, qoyska iyo eheladii ay ka geeriyootay marxuumad Wasiir.

Read More
Somali News

Wasiir Khadiijo Maxamed Diiriye oo geeriyootay

Allaha u naxariiste ee waxaa dalka Jabbuuti ku geeriyootay Wasiirkii Wasaaradda Haweenka iyo xuquuq insaanka ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Khadiijo Maxamed Diiriye. Marxuumad.

Read More
Somali News

DFS oo sheegtay in la dilay Sarkaal sare oo ka tirsana Al-shabaab

Duqeyn dhanka cirka ah oo ay iska kaashadeen ciidanka Xoogga Dalka iyo Ciidamadda Mareykanka ayaa lagu dilay Khaliif Daa’uud oo ahaa Sarkaal Al-shabaab.

Read More
Somali News

Xuutiyiinta Yemen oo digniin u diray Mareykanka

Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegay in aysan joojin doonin weerarada ay ku hayaan maraakiibta badda cas inkastoo Mareykanku uu ku dhawaaqay ciidamo cusub oo.

Read More
Somali News

Militeriga Soomaaliya iyo kuwa Galmudug oo la wareegay deegaanka Shabeellow

Militariga Soomaaliya iyo ciidanka deegaanka aya la wareegay deegaanka Shabeellow ee gobolka Mudug , halkaasi oo ay hore ugu sugnaayeen Al-shabaab. Mas’uuliyiin ka.

Read More