Wasiirka Isgaarsiinta Soomaaliya oo kala diray Guddiga Qaran ee Maamulka Hay’adda
Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saaray warqad uu ku caddeynaayo dhammaadka muddo xileedka Guddiga Maamulka Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka. War-saxaafadeedka.