Madaxweyne Xasan Shiikh oo la kulmay Ra’iisul wasaare Rooble.
Muqdiaho-KNN-R’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqasho ugu tagay madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud oo maanta xafiiska la wareegay, kadib.