Somali News
Somali News

Wafdi ka socda DFS oo shir ugu qeyb galeya Magaalada Roma

Siihayaha xilka Agaasimaha Guud ahna Agaasimaha waaxda Maamulka iyo Maaliyadda ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arr. Diinta XFS Mudane Xasan Cabdiraxmaan Xuseen iyo Wafdi.

Read More
Somali News

Q.M “Saxafiyiinta ku sugan Soomaaliya waxaa ay weli wajahayaan halis jir ahaaneed oo dhinacyo badan leh.”

Iyadoo ay maanta ku beegan tahay 3-da bisha May waxaa xiligaan oo kale la maamusaa Xorriyadda Saxaafadda Adduunka, balse qoraal kasoo baxay Qaramada.

Read More
Somali News

Gabar ka tirsaneyd mid ka mid ah Wasaaradaha Somaliland oo lagu dilay Hargeysa

Allah ha unaxariistee, waxaa magaalada Hargeysa ee Somaliland lagu dilay Najma Cabdillaahi Maykal oo ka tirsanayd shaqaalaha wasaarada beeraha ee xukuumadaas. Sida ay.

Read More
Somali News

Weerar ku bilowday Gaari walxaha laga soo buuxiyay oo ka dhacay G/Sh/Dhexe

Waxaa faah-faahino laga helayaa dagaal qaraar oo u dhaxeeyay dagaalamayaal ka tirsan Al-shabaab iyo Ciidamada Burundi oo qeyb ka ah howlgalka Ex-AMISOM ee.

Read More
Somali News

Maalintii labaad oo laga ciidayo caalamka & Soomaaliya

Waxaa maalintii 2-aad si weyn looga ciidayaa Munaasabadda Ciidul Fidriga guud ahaan dalalka Islmaamla oo ay ku jirto Soomaaliya, xili shalay ay ku.

Read More
Somali News

Tiro dad ah oo ku dhintay dhismo ku dumay Wadanka Nigeria

Dhisme saddex dabaq ah ayaa ku dumay magaalada Lagos ee xarunta ganacsiga Nigeria, waxaana ku dhintay ugu yaraan shan qof, halka qaar badan.

Read More
Somali News

Itoobiya oo ka hadashay Rabshadihii maanta ka dhacay Adis Ababa

Xafiiska Isgaarsiinta Dowladda Itoobiya ayaa sheegay rabshadihi ka dhacay salaadda ciidda ee maanta iney ka dambeeyeen waxa ay ku sheegeen cadowga tariikhiga ah.

Read More
Somali News

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay Madaxweyne hore Xasan sheekh

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan Muqdisho kula qaatay madaxweynihii hore ahna musharrax madaxweyne Xasan.

Read More
Somali News

Richard Olson oo lagu helay dambi ah inuu u ololeeyey Qatar

Safiir hore oo Mareykan ah ayaa qirtay dambi ah inuu si sharci darro ah ugu ololeeyey dowladda Qatar, islamarkaana uu aqbalay safar raaxo,.

Read More
Somali News

Maxay ka wada hadleen Sheekh Aadan Madoobe & k/xigeenka wakiilka Xoghayaha Guud Q.M ee Soomaaliya?

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hoygiisa kulan kula qaatay ku-xigeenka wakiilka Xoghayaha Guud ee (QM) ee Soomaaliya marwo.

Read More