Day: January 8, 2019
Somali News

LIVE:-Codeynta Wareega koowaad Doorashada Puntland oo la soo gabagabeeyay.

Garoowe-KNN-Waxaa goor dhow soo idlaaday Wareega koowaad ee  Codeynta doorashadda Madaxweynaha maamulka Puntland, waxaana xildhibaanada baarlamaanka maamulka Puntland maanta ay dooranayaan cida ay.

Read More
Somali News

LIVE:-Codeynta Doorashada Madaxweynaha Puntland oo bilaabatay

Garoowe-KNN-Waxaa Goordhow bilowday Codeynta Doorashada Madaxweynaha maamulka Puntland, iyadoona ay ka socoto Xarunta Baarlamaanka Maamulkaasi. Ilaa iyo 21 musharax ayaa u taagan xilka.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (08-01-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cali Ibraahim Cabdullahi:- Farsamadii:– Cabdi risaaq.

Read More
Somali News

LIVE:-Doorashada Madaxweynaha iyo ku xigeenka oo Bilaabatay.

Garoowe-KNN-Waxaa Goordhow Bilaabatay Doorashada Madaxweynaha iyo ku xigeenka Maamulka Puntland Xildhibaanada Puntland oo ka kooban 66 Mudane ayaa maanta dooran doona hoggaanka Puntland.

Read More
Somali News

Mareykanka oo war ka soo saaray duqeyn lagu dilay Xubno Shabaab ah

Muqdisho-KNN-Taliska Mareeykanka ee Qaaradda Africa aya waxaa uu sheegay inn uu duqayn ku dilay Dagalamayaal ka tirsan Al-shabaab kadib markii Axaddii lasoo lasoo.

Read More
Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (08-01-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Xukuumadda Soomaaliya oo Soo bandhigtay Qorshaha amniga ee labada Sano ee soo socota.

Muqdisho-KNN-Xasan cali kheyre R/Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa shir la qaatay wasaaradaha iyo hay’adaha ku wada jira tubta Amniga iyo Caddaaladda, iyada oo halkaasi.

Read More
Somali News

Jubbaland oo sheegtay in ay u diyaar garowday Dagaalka Al-Shabaab.

Kismaayo-KNN- Cabdi Nuur Ibraahim Xuseen Afhayeenka laamaha amniga ee Maamulka Jubbaland oo la hadlay Idaacadda Kulmiye ayaa waxaa uu faahfaahiyay abaabulka dagaal ay.

Read More
Somali News

Baarlamaanka Puntland oo Maanta Dooranaya Madaxweyne.

Garoowe-KNN-Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Puntland ayaa saakay  lagu waddaa in ay doortaan doorashadda Madaxweynaha maamulka Puntland iyo Madaxweyne ku xigeenkiisa maamulkaasi. Xildhibaanada Puntland oo.

Read More
Somali News

Madaxweynaha Bangiga Aduunka oo si lama filaan ah u sheegay in uu iscasilayo.

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Bangiga Adduunka Jim Yong Kim ayaa si lama filaan ah ugu dhawaaqay in uu xilkaasi iska casilayo kadib markii uu jagadaasi hayay.

Read More