Day: January 8, 2019
Somali News

Saciid C/llaahi Deni oo loo doortay Madaxweynaha cusub ee Puntland.

Garowe-KNN-Saciid C/llaahi Deni ayaa ku guuleestay doorashada Madaxweynaha cusub ee maamulka Puntland, oo ay kula tartameyn 20 Musharax, waxayna musharaxiinta ahaayeen kuwii ugu.

Read More
Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE (08-01-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka maanta.

Read More
Somali News

DEG DEG:-Madaxweynaha cusub ee Puntland oo maanta la doortay.

Garoowe-KNN-Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Puntland ayaa maanta si rasmi ah waxaa ay u doorteen Madaxweynaha cusub ee Maamulka Puntland Saciid Abdullahi Deni, waxaa uuna.

Read More
Somali News

Tirinta codadka Doorashada Puntland oo socda

Garoowe-KNN-Tirinta codadka ay dhiibteen Baarlamaanka Maamulka ayaa hada bilaabatay, iyadoona labo Musharax ay soo dirsadeen wakiilada kala  ma talaya In ay la socdaan.

Read More
Somali News

Wareega Sedexaad ee D/Puntland oo soo idlaatay.

Garoowe-KNN-Waxaa goordhow soo gabagaboobay  Wareega sedexaad ee Codeynta doorashadda Madaxweynaha maamulka Puntland, waxaana xildhibaanada baarlamaanka maamulka Puntland maanta ay dooranayaan cida ay u.

Read More
Somali News

LIVE:-Labo Musharax oo wareega Sedexaad ee Doorashada Puntland u soo gudbay

Garoowe-KNN-Waxaa goor dhow bilaabatay Codeynta doorashadda Wareega  sedexaad ee Madaxweynaha maamulka Puntland, waxaana xildhibaanada baarlamaanka maamulka Puntland maanta ay dooranayaan Madaxweynaha Maamulkaasi. Labo.

Read More
Somali News

Wareega labaad ee codeynta doorashada puntland oo soo idlaatay.

Garoowe-KNN-Waxaa goor dhow soo idlaaday Wareega labaad  ee  Codeynta doorashadda Madaxweynaha maamulka Puntland, waxaana xildhibaanada baarlamaanka maamulka Puntland maanta ay dooranayaan cida ay.

Read More
Somali News

LIVE:-Codeynta Wareega Labaad ee Doorashada M/Puntland oo socota

Garoowe-KNN-Waxaa goor dhow bilaabatay Codeynta doorashadda Wareega Labaad ee Madaxweynaha maamulka Puntland, waxaana xildhibaanada baarlamaanka maamulka Puntland maanta ay dooranayaan Madaxweynaha Maamulkaasi. Sedex.

Read More
Somali News

LIVE:-Magacyada Musharixiinta u soo gudbay Wareega Labaad ee doorashada Puntland.

Garoowe-KNN-Waxaa Goordhow loo gudbay wareega labaad ee codeynta Doorashada Madaxweynaha Maamulka Puntland, taasi oo ka socota Magaalada Garoowe ee Gobalka Nugaal. Gudigga Doorashada.

Read More
Somali News

LIVE:-Tirinta Codeynta Doorashada Madaxweynaha Puntland oo socota.

Garoowe-KNN-Tirinta codadka ay dhiibteen Baarlamaanka Maamulka ayaa hada bilaabatay, iyadoona 21 Musharax ay soo dirsadeen wakiilada ma talaya In ay la socdaan habka.

Read More