Somali News
Somali News

Taliyaha cusub ee Ciidanka Booliiska oo xilka la wareegay

Taliyaha cusub ee ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jeneraal Sulub Axmed Firin ayaa maanta xilka si rasmi ah kagala wareegay Taliyihii hore ee booliska Jeneraal.

Read More
Somali News

Howlgalka ATMIS oo ka hadlay wiil ay Askartooda ku dileen Muqdisho

War qoraal ah oo ka soo baxay Taliska guud ee howlgalka ATMIS ee Soomaaliya ayaa looga hadlay wiil dhalinyarro ah oo Kolonyo ka.

Read More
Somali News

Taliyaha cusub ee Ciidanka Booliska oo maanta Xilka la wareegaya

Taliyaha cusub ee ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sulub Ahmed Firin ayaa maanta xilka kala wareegaya taliyihii xilka kaga horeeyey ee Generaal Cabdi Xasan Maxamed.

Read More
Somali News

RW Xamse oo ka hadlay dagaalka ka dhanka ah AS & ciribtirka musuq-maasuqa

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda federaalka Somalia Xamsa Cabdi Barre ayaa ka hadlay dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab, doorka culumada iyo la dagaallanka masuq maasuqa.

Read More
Somali News

Guddoomiyaha BFS oo dhiggiisa Turkiga kala hadlay iskaashiga labada dal

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Somalia Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa khadka taleefoonka kula hadlay Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka Turkiga Mustafa Şentop. Guddoomiyaha Golaha.

Read More
Somali News

Maamulka Hirshabeele oo qorsheynaya dagaal AS looga saareyo dhanka Webiga

Wasiirka Amniga Maamulka Hirshabeele Maxamed Cabdiraxman Qeyre Ayaa Ka hadlay Howlgalada ka dhanka ah al shabaab oo ay iska kaashanayaan ciidanka dadka deegaanka.

Read More
Somali News

Shaqo la’aanta Kajirta Maraykanka oo gaartay halkii ugu hoosaysay muddo nus qarni ah

Warbixin cusub oo laga soo saaray dalka Maraykanka ayaa lagu sheegay in bishii January ee dhowaan dhamaatay in la abuuray illaa 517,000 oo.

Read More
Somali News

Antony Blinken oo dib u dhigay booqasho uu ku tagi lahaa Shiinaha

Xoghayaha arrimaha dibedda Antony Blinken ayaa dib u dhigay booqasho uu ku tagi lahaa Shiinaha, dowladda Mareykanka ayaa xaqiijisay, isagoo ku tilmaamay joogitaanka.

Read More
Somali News

Guddoomiye Madaale oo Xarunta G/Banadir ku qaabilay xubna ka socda Ururka Bulshada Bariga Afrika

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa Xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay xubno ka socda.

Read More
Somali News

Guddoomiyaha BFS oo Baydhabo kulan kula qaatay Odayaasha Dhaqanka KG

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay odayaasha dhaqanka ee Koonfur Galbeed..

Read More