Somali News
Somali News

Shiinaha oo ka hadlay buufin laga shakiyay oo lagu arkay hawada Mareykanka

Shiinaha ayaa ku baaqay in xaaladda la dejiyo ka dib markii Mareykanka uu sheegay in hawadiisa uu ku arkay buufin basaas aheyd oo.

Read More
Somali News

Somalia oo sanadkaan raja weyn ka qabta ku biirista Ururka Bulshada Bariga Afrika

Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Ururka Bulshada bariga Africa Cabdisalaan Hadliye ayaa sheegay in Sanadkaan gudahiis Soomaliya ay kamid noqon.

Read More
Somali News

Maxaa looga hadlayaa shir-madaxeedka Midowga Yurub ee lagu qabanayo Magaalada Kyiv

Hogaamiyayaasha Midowga Yurub iyo saraakiisha Ukraine ayaa isugu imaanaya shir madaxeed ka dhacaya Kyiv si ay uga wada hadlaan riixitaanka Ukraine ee ku.

Read More
Somali News

Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray Magaalada Baydhabo

Wafdi uu Hogaaminayo Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shekh Maxamuud ayaa goordhow gaaray Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG Koofur galbeed, halkaas oo kaga.

Read More
Somali News

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay Wafdi ka socda dowladda Talyaaniga

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta qaabilay Wafdi ka socda dowladda Talyaaniga oo uu hoggaaminayey ku xigeenka Xoghayaha difaaca dalkaas.

Read More
Somali News

Odayaasha Magaalada Laascaanood oo ka hadlay dhexdhaaxinta Jabuuti ee xiisadda taagan

Odayaasha magaalada laascaanood ayaa ku gacan sayray qorshe la sheegay in madaxweynaha Jabuuti uu ku dhexdhexaadinayo dhinacyada uu u dhaxeeyo khilaafka muddada bisha.

Read More
Somali News

Ciidamada Xoogga oo soo bandhigay xubno ka soo goostay Al-shabaab

Ciidamada dowladda ayaa maanta soo bandhigay Labadaan wiil oo kamid ah Al-Shabaab, kuwaasi oo ka soo goostay, isuna soo dhiibay Ciidmada Xoogga ee.

Read More
Somali News

Madaxweynaha Galmudug oo Maraykanka ka dalbaday iney kordhiyaan duqeynta ka dhanka ah AS

Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cadi Kaariye Qoorqoor ayaa la kulmay saraakiisha Taliska ciidamada Mareykanka ee Africa ee AFRICOM ee ku sugan xeebaha degmada Hobyo..

Read More
Somali News

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni oo kormeeray Taliska Ciidanka PMPF

Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo kormeeray Taliska Guud ee Ciidamada PMPF ayaa kulan la qaatay Agaasimaha Guud iyo hoggaanada Taliska. Masuuliyiinta.

Read More
Somali News

Macawiisleyda deegaanka Beerxaano oo sheegay iney gubeen Gaadiid dagaal oo ay lahaayeen AS

iyadoo uu shalay dagaal xogan ka dhacay deegaanka Beerxaano ee Gobolka Hiiraan kaasoo u dhaxeeyay Ciidamadda deegaanka iyo kooxda Al shabaab ayaa waxaa.

Read More