Somali News
Somali News

Yurub oo mamnuucday iibsiga naftada Ruushka

Yurub ayaa Axaddii mamnuucday naaftada laga keeno Ruushka iyo weliba badeecadaha kale ee la xidhiidha shidaalka la sifeeyo. Midawga Yurub ayaa hoos u.

Read More
Somali News

Dagaal udhexeeya Ciidanka Maamulka Somaliland & kuwa SSC oo kasocda duleedka Laascaanood

Waxaa dagaal uu kasocdaa duleedka Magaalada Laascaanood oo lasoo warinayo in hadda laga maqlayo rasaas culus oo udhexeysa ciidanka Maamulka Somaliland iyo kuwa.

Read More
Somali News

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay wafdi sare oo ka socda Bangiga Adduunka

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa madaxtooyada ku qaabilay Madaxweyne ku xigeenka Bangiga Adduunka Qeybta Bariga iyo Koonfurta Afrika Marwo Victoria.

Read More
Somali News

Maxkamada CQS oo xukun kuriday askari loo heysto dilka askari kale

Maxkamadda darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa Maanta xukun dil toogasho ah ku riday Cabdishakuur Ahmed Maxamuud oo loo haysto dil uu.

Read More
Somali News

Ra’iisul Wasaare Xamse oo kulan la yeeshay wafdi ka socda Baanka Adduunka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Baanka Adduunka oo ay hoggaamineysay Madaxweyne Ku.

Read More
Somali News

Dowlada Jilli oo xaalad deg deg ah kusoo rogtay gobol uu dab ka holcayo

Santiyego: Dawlada Jilli ayaa xaalad deg deg kusoo rogtay koofurta wadankaas oo dhan halkaasoo keyn ku taala uu ka holcayo dab xoog leh.

Read More
Somali News

Galmudug oo Ciidamo Boolis ah geyneysa deegaanadii laga saaray AS

Wasiirka Warfaafinta Maamulka Galmudug Abshir Cabdi Shiikhow ayaa sheegay in deeganada laga saaray alshabaab ee hoostaga maamulkaasi ay geyn doonaan ciidamo boolis ah.

Read More
Somali News

M/weynihii hore ee Pakistan oo ku geeriyooday isbitaal kuyaala Imaaraatka Carabta

Islamabad: M/weynihii hore ee dalka Jen Parfez Musharaf ayaa u geeriyooday xanuun kusoo booday oo loo dhigay isbitaal ku yaala magaalada Dubai ee.

Read More
Somali News

Wasiir Juxa “ma aqbali doono in Garoowe dadka ku nool walwal lagu abuuro”

Wasiirka arrimaha gudaha ee maamulka Puntland Cabdi Faarax Saciid Juxa ayaa ka hadlay dhaqdhaqaaq hubeysan oo uu sheegay in ay ka jiraan magalaada.

Read More
Somali News

Tobaneeyo kun oo qof oo dibad baxyo kawada wadooyinka Israel

Tobanaan kun oo Israa’iiliyiin ah ayaa sabtidii dhigay mudaharaad toddobaadle ah oo ay kaga soo horjeedaan isbedellada dhinaca garsoorka ah ee ay waddo.

Read More