Guddoomiyaha BFS oo Baydhabo kulan kula qaatay Odayaasha Dhaqanka KG
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay odayaasha dhaqanka ee Koonfur Galbeed..