Somali News
Somali News

Hay’adda NISA oo shaacisay magacyada saraakiil laga dilay Al-shabaab

Hay’adda Nabad Sugida Qaranka ee NISA ayaa shaaciyay magacyada saraakiil ka tirsan Al-shabaab oo lagu dilay Howlgalladii u dambeeyay ay fuliyeen Ciidanka Xoogga.

Read More
Somali News

Howlgalka ATMIS oo sheegay in ay fashiliyeen weerar lagu soo qaaday Xirada Xalane

Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa sheegay in ay fashiliyeen weerar uu nin hubeysan ku soo qaaday Xirada Xalane ee magaalada Muqdisho..

Read More
Somali News

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo gaarey Degmada Awdheegle

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka General Ibraahim Sheekh Muxyadiin ayaa gaaray degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellada Hoose. Taliyaha ayaa kulan la qaatay saraakiisha Ciidanka.

Read More
Somali News

Xildhibaano ku geeriyooday qarax ka dhacay Ceel-garas

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax ay ku geeriyoodeen saddex qof oo ay ku jiraan laba Xildhibaan oo ka dhacay magaalada.

Read More
Somali News

Taliska Ciidanka Xoogga oo shacabka ugu baaqay in ay ka fogaadaan goobaha ay ku sugan yihiin Al-shabaab

Taliska Ciidanka Xoogga Soomaaliyeed ayaa dadka rayidka ugu baaqay in ay ka fogaadaan goobaha ay ku sugan yihin dagaalameyaal Al-shabaab, si ay uga.

Read More
Somali News

Ciidanka Amniga oo gacanta ku dhigay nin ka tirsana Al-shabaab

Ciidamada Nabad Sugida maamulka Koofur Galbeed ayaa gacanta ku soo dhigay nin ka tirsan Al-shabaab oo doonayay in uu si qarsoodi ah uga.

Read More
Somali News

Tobanaan ruux oo lagu dilay weerar duqeyn oo ka dhacday Suudaan

Ugu yaraan qof ayaa 40 ruux ayaa ku dhintay tobannaan kalena waa ay ku dhaawacmeen duqeyn ka dhacay suuq ku yaalla koonfurta caasimadda.

Read More
Somali News

DFS oo sheegtay in tobanaan ka tirsan Al-shabaab lagu dilay dagaal ka dhacay Awdheegle

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay 60 xubnood oo ka tirsan dagaalameyaasha Al-shabaab lagu dilay dagaal culus oo ka dhacay degmada Awdheegle ee Gobolka.

Read More
Somali News

Faah faahino ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal ka dhacay Awdheegle

Dagaalameyaal ka tirsan Al-shabaab ayaa weerar qaraxyo ku billaawday ku qaaday Saldhig ciidamada xoogga ku leeyihiin degmada Awdheegle ee gobolka Shabeelada Hoose. Qoraal.

Read More
Somali News

Dhaqtar lagu dilay waqooyiga magaalada Gaalkacyo

Allah ha u naxariistee, waxaa magaalada Gaalkacyo lagu dilay Dr Sakariye Cabdi Jaamac oo kamid ahaa dhaqaatirta ka howl-gasha magaalada. Goobjoogeyaal ayaa sheegay.

Read More