Al-shabaab oo weerar qaraxyo ku billaawaday ku qaaday deegaanka Laas-gacamey ee gobolka Mudug
Dagaalameyaasha Al-shabaab ayaa weerar loo adeegsaday Gawaari laga soo buuxiyay Walxaha qarxa ku lagu weeraray deegaanka Laas-gacamay oo hoos yimaada Magaalada Bacaadweyne ee.