Somali News
Somali News

Ciidanka Amniga oo gacanta ku dhigay nin ka tirsana Al-shabaab

Ciidamada Nabad Sugida maamulka Koofur Galbeed ayaa gacanta ku soo dhigay nin ka tirsan Al-shabaab oo doonayay in uu si qarsoodi ah uga.

Read More
Somali News

Tobanaan ruux oo lagu dilay weerar duqeyn oo ka dhacday Suudaan

Ugu yaraan qof ayaa 40 ruux ayaa ku dhintay tobannaan kalena waa ay ku dhaawacmeen duqeyn ka dhacay suuq ku yaalla koonfurta caasimadda.

Read More
Somali News

DFS oo sheegtay in tobanaan ka tirsan Al-shabaab lagu dilay dagaal ka dhacay Awdheegle

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay 60 xubnood oo ka tirsan dagaalameyaasha Al-shabaab lagu dilay dagaal culus oo ka dhacay degmada Awdheegle ee Gobolka.

Read More
Somali News

Faah faahino ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal ka dhacay Awdheegle

Dagaalameyaal ka tirsan Al-shabaab ayaa weerar qaraxyo ku billaawday ku qaaday Saldhig ciidamada xoogga ku leeyihiin degmada Awdheegle ee gobolka Shabeelada Hoose. Qoraal.

Read More
Somali News

Dhaqtar lagu dilay waqooyiga magaalada Gaalkacyo

Allah ha u naxariistee, waxaa magaalada Gaalkacyo lagu dilay Dr Sakariye Cabdi Jaamac oo kamid ahaa dhaqaatirta ka howl-gasha magaalada. Goobjoogeyaal ayaa sheegay.

Read More
Somali News

Tirada dadka ku dhintay dhul gariirkii Morocco oo gaartay 1000 ruux

Dhulgariir xooggan oo cabirkiisa lagu qiyaasay 6.8 ayaa ku dhuftay bartamaha dalka Marooko, waxaana ku dhintay ugu yaraan 1,000 qof, waxaana uu geystay.

Read More
Somali News

DFS oo sheegtay in howlgal lagu dilay Sarkaal iyo xubno ka tirsan Al-shabaab

Ciidanka Dowladda ayaa sheegay in ay ka hor tageen weerar ay dagaalameyaal ka tirsan Al-shabaab ku soo qaadeen degmada Berdaale ee gobolka Baay..

Read More
Somali News

Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay duqeyn Ruushka ka fuliyay Ukraine

Guddoomiyaha gobolka Kherson ee dalka Ukraine, Olexsander Prokudin ayaa sheegay in ugu yaraan saddex qof ay dhinteen ka dib markii duqaymo ay fuliyeen.

Read More
Somali News

Madaxweynaha Hirshabeelle oo shacabka deegaanka Guulane ugu baaqay dardar galinta dagaalka Al-shabaab

Madaxweynaha Hirshabeelle, Cali Guudlaawe Xuseen oo ayaa maanta booqasho ku tagay deegaanka Guulane, si uu shacabka deegaanka kala hadlo dardar galinta dagaalka Al-shabaab..

Read More
Somali News

Ciidanka amniga gobolka Hiiraan oo soo bandhigay nin ka soo goostay Al-shabaab

Sarkaal sare oo ka tirsan Al-shabaab una qaabilsana aruurinta Sakada ayaa isku soo dhiiba laamaha amaanka ee dowladda iyo kuwa deegaanka ee ka.

Read More