Somali News
Somali News

Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo gaarey magaalada Laascaanood

Wafti uu hoggaaminayo Guddoomite Ku-Xigeenka 2aad ee Aqalka Sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Xirsi Timacadde oo ka kooban xildhibaanno ka tirsan.

Read More
Somali News

Shirka Golaha Wasiiradda oo looga hadlay dagaalka Al-shabaab

Shirka Toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo uu guddoomiyey Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa looga hadlay dagaalka ka.

Read More
Somali News

Maxkamadda Ciidanka oo xukun ku riday xubno ka tirsana Al-shabaab

Maxkamada ciidamadada ayaa xukunno kala duwaan ku riday labo ruux ka tirsana Al-shabaab oo ka geystay magaalada Muqdisho falal dilal. Labada ruux ayaa.

Read More
Somali News

Ciidada Xoogga iyo kuwa Jubbaland oo howlgal qorsheysan ka sameeyay Galbeed Kismaayo

Uruurkiisa 5-aad Guutada 16-aad Kumaandooska Xds ee Danab iyo Ciidanka Maamulka Jubbaland ayaa hawlgal qorsheeysan ka fuliyey degaanada dhaca galbeedka magaalada Kismaayo sida.

Read More
Somali News

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Saraakiisha Ciidanka Xoogga

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa la kulmay Saraakiisha guutooyinka Gorgor ee Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed. Madaxweynaha.

Read More
Somali News

Madaxweynihii hore ee dalka Cabdiqaasim oo ka hadlay dagaalka ka dhanka Al-shabaab

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Cabdiqaasim Salaad Xasan ayaa ka hadlay dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab ee ka socda dalka, isaga oo baaq u.

Read More
Somali News

Xubin ka tirsan oo Al-shabaab oo isku soo dhiibay ciidanka Xoogga

Xasan Mustaf Dhaayow oo loo yaqaano (Shiniyey) ayaa isku soo Dhiibey Ciidanka Xoogga Dalka ee Fadhigoodu yahay Degaanka Goof- guduud Buurey, oo uu.

Read More
Somali News

Ciida Xoogga oo sheegay in la dilay madaxii Maaliyadda gobolka Baay ee Al-shabaab

Ciidamada xoogga dalka ayaa sheegay in ay dileen Madaxii Maaliyadda ee dagaalameyaasha Al-shabaab u qaabilsana Gobalka Baay, Aadan Gardhuub iyo xubno kale. Howlgalka.

Read More
Somali News

Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay oo Muqdisho

Qarax ismiidaamin ah ayaa goor dhow ka dhacay goob ay deganyihiin ciidamada illaaliya caasimada oo ku taala degmada Dayniile ee G/Banaadir. Wararka aanu.

Read More
Somali News

Tirada dadka ku dhintay duufaanta ku dhufatay dalka Liibiya oo korortay

In ka badan 5,000 oo qof ayaa lagu soo waramayaa inay dhinteen duufaan xooggan oo qaaday magaalooyin ku yaalla bariga dalka Liibiya. Wali.

Read More