Somali News
Somali News

RW Xamse oo la Kulmay Agaasimaha Sanduuqa Lacagta Adduunka IMF

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,Xamsa Cabdi Barre ayaa kulan doceed kula yeeshay xarunta Qaramada Midoobay ee magaalada New York, Agaasimaha Sanduuqa Lacagta.

Read More
Somali News

Dabley hubeysan oo gabdho arday ah ka afduubtay jaamacad ku taalla dalka Nigeria

. Dabley hubeysan ayaa gabdho arday ah ka afduubtay jaamacad ku taalla gobolka waqooyi-galbeed ee Zamfara ee Nigeria. Ardayda ayaa wax ka barata.

Read More
Somali News

Hay’adda IMF oo war ka soo saartay Deyn-cafinta Soomaaliya

Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa soo saartay Warbixinta horumarka Maaliyadda iyo Dhaqaalaha Soomaaliya, taas oo ay ka muuqato in ay Dowladda Soomaaliya.

Read More
Somali News

Ra’iisul wasaare Xamse oo la kulmay Madaxweynaha Mareykanka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Dowladda Federaalka Soomaaliya, Hamza Abdi Barre ayaa magaalada New York ee xarunta Qaramada Midoobay kula kulmay Madaxweynaha dalka Mareykanka Joe.

Read More
Somali News

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka sameeyay gobolka Shabeellada Dhexe

Ciidamada xooga dalka iyo dadka deegaanka   ayaa howlgallo ka dhan ah dagaalameyaasha Al-shabaab, ka wada wabiga jiinkiisa Shabeellada dhexe. Saraakiisha Ciidanka Xoogga ayaa.

Read More
Somali News

Madaxweyne Xasan Shiikh “Shacabka ha fogaadaan goobaha ay ku sugan yihiin Al-shabaab”

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya,  Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay kulan wadatashi ah Magaalada Dhusamareeb kula qaatay guddoonka iyo Xildhibaanada BFS, siyaasiyiin iyo saraakiil.

Read More
Somali News

Mareykanka iyo Kenya oo ka wada hadlay dagaalka Al-shabaab

Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa kulan la yeeshay Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Maraykanka Antony Blinken. Labada mas’uul ayaa ka wada hadlay iskaashiga istiraatijiyadeed.

Read More
Somali News

Hoggaamiyaha Suudaan oo ka digay in dagaalka dalkaasi u gudbo wadamada deriska

Hoggaamiyaha Suudaan oo khudbad ka jeediyay Kulanka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa ka digay in dagaalka dalkiisa uu u gudbi karo dalalka.

Read More
Somali News

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Guddoonka Baarlamaanka

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Dhuusamareeb kulan kula yeeshay Guddoomiyaha Golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Sheekh Aadan Maxamed.

Read More
Somali News

Itoobiya oo war ka soo saartay weerar lagu qaaday ciidamada ku sugan Soomaaliya

Dowladda Itoobiya ayaa ayaa sheegtay in ay gabi ahaanba fashiliyeen isku day weerar oo Axadii ay soo qaadeen 450 xubnoodoo ka tirsan al-Shabaab,.

Read More