Somali News
Somali News

Guddoomiyeyaasha Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare oo gaarey magaalada Dhuusamareeb

Guddoomiyeyaasha Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe iyo Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ay wehliyaan xildhibaano labada gole ka tirsan.

Read More
Somali News

Dowladda Federaalka oo mamnuucday in laga ganacsado Gargaarka Bini-aadanimo

Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA,Wasaaradaha Gargaarka Dowladd Goboledyada dalka iyo Gobolka Banaadir ayaa caawa soo saaray go’aan Mamnuucaya in laga ganacsado.

Read More
Somali News

Ra’iisul wasaare Xamse oo kulan la yeeshay Xoghayaha Arrimaha Dibedda Mareykanka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa madasha uu ka socdo shirka Qaramada Midoobay ee New York kula kulmay Xoghayaha Arrimaha.

Read More
Somali News

DFS oo sheegtay in 25 ka tirsan Al-shabaab lagu dilay howlgal ka dhacay Gobolka Mudug

Ciidanka dowladda, kuwa Galmudug iyo dadka deegaanka ayaa Al-shabaab kala wareeegay deegaanka Gaadday oo dhaca bariga magaalada Camaara ee gobolka Mudug. Ciidamada ayaa.

Read More
Somali News

Ciidanka Nabad Sugida Koofur Galbeed oo howlgal ka sameeyay gobolka Bay

Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa howlgal qorsheysan ka fulisey deegaanka Xagarka ee gobolka Baay. Deegaankan oo 55KM dhanka Koonfureed.

Read More
Somali News

Dowladda Azerbaijan oo ciidamo dheeraad ah geysay gobolka Nagorno-Karabakh

Dowladda Azerbaijan ayaa ciidamo u dirtay gobolka Nagorno-Karabakh qeybaha ay maamusho Armenia, iyadoo ka digtay in howlgalkeedu uusan joogsan doonin ilaa ciidamada Armenia.

Read More
Somali News

Ra’iisul wasaare Xamse oo ka qeyb galay kulanka golaha QM

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Hamse Abdi Barre iyo wafdiga uu hoggaaminayo ayaa ka qaybgalay furitaanka Kalfadhifga 78aad ee Golaha Loo Dhan Yahay.

Read More
Somali News

Dowladda UK oo ku deeqday lacag loogu talagalay howlgalka ka dhanka Al-shabaab

Dowladda UK ayaa ku dhawaaqday 5 milyan oo gini oo lagu taageerayo Ciidamada Amniga  Soomaaliya ee dagaalka kula jira Al-shabaab. War-saxaafadeed ka soo.

Read More
Somali News

Midowga Yurub oo joojiyay dhaqaalihii kaga bixi jiray Hay’adda WFP Somalia

Midowga Yurub ayaa si ku meel gaar ah u hakiyay dhaqaalihii uu siin jiray Barnaamijka Cunnada Adduunka (WFP) ee Soomaaliya, sida ay Reuters.

Read More
Somali News

Faah faahino ka soo baxaya qarax lala eegtay Kolonyo ka tirsan Ciidanka Xoogga

Ciidamo ka tirsan Militeriga Soomaaliya ayaa qarax miino lagu eegtay inta u dhaxeysa degmooyin Doolow iyo Luuq ee gobolka Gedo. Kolonyada ciidanka ayaa.

Read More