Somali News
Somali News

Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay Taliyeyaal cusub

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xeer Madaxweyne ugu magacaabay Sareeye Guuto Madeey Nuureey Sheekh Taliye Ku xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka.

Read More
Somali News

Ciidanka Xoogga iyo dadka deegaanka oo la wareegay magaalada Camaara

Ciidanka Xoogga iyo dadka deegaanka ayaa hadda si buuxda ula wareegay magaalada Camaara ee gobalka Mudug. Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo.

Read More
Somali News

Madaxweyne Xasan Sheekh oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay safiirka Midowga Yurub

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan magaalada Dhuusamareeb ayaa waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay safiirka cusub ee Midowga Yurub.

Read More
Somali News

Ciidamada Xoogga iyo dadka deegaanka oo kaabiga ku haya magaalada Camaara

Ciidanka Xoogga iyo dadka deegaanka ayaa kaabiga ku haya magaalada Camaara ee gobolka Mudug, halkaasi oo ay ku sugan yihiin dagaalameyaasha Al-shabaab. Saraakiisha.

Read More
Somali News

ATMIS oo ciidamada xoogga ku wareejisay saldhig ay ku laheyd Hirshabeelle

Taliska Midowga Afrika ee Soomaaliya ATMIS ayaa Axadii shalay Ciidamada Xoogga dalk ku wareejiyay Saldhig ay ku lahaayeen degmada Cadale ee gobolka Shabeellada.

Read More
Somali News

Wasiirka Warfaafinta oo faah faahin ka bixiyay dagaaladii u dambeeyay ee ka dhacay Mudug iyo Sh/dhexe

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya, Daa’uud Aweys ayaa ka warbixiyay dagaaladii ugu dambeeyay ee Ciidanka Xoogga oo garabsanaya dadka deegaanka ay Al-shabaab kula galeen Gobolada.

Read More
Somali News

Galmudug oo sheegtay in deegaano badan laga saaray Al-shabaab

Ku-simaha Madaxweynaha, ahna Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid qabashada Ciidanka Xoogga iyo dadka deegaanka ee magaalada Bacaadweyne iyo deegaano kale. Madaxweynaha.

Read More
Somali News

Ciidanka Dowladda iyo Dadka deegaanka oo Al-shabaab ka saaray deegaanno ka tirsan Mudug

Ciidanka dawladda iyo kuwa degaanka oo dagaalameyaasha Al-shabaab kala wareegay degaano hor leh oo yaala gobolka Mudug. Deegaannada Al-shabaab Shabaab laga saaray ayaa.

Read More
Somali News

Khasaare ka dhashay Dab ka kacay Suuqa wayn ee Wajaale

Khasaare u badan bubur hantiyadeed ka dhashay Dab xooggan oo xalay ka kacay Suuqa Ganacsiga ee magaala Wajaale. Saraakiisa dab damiska ayaa xaqiijiyay.

Read More
Somali News

DFS oo sheegtay in howlgal lagu dilay 30 xubnood oo ka tirsan Al-shabaab

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in Ciidanka Xoogga iyo dadka deegaanka ay Al-shabaab ka qabsadeen deegaannada Sargo iyo Qodqod oo ka tirsan Gobolka Mudug..

Read More