Ciidanka Xooga iyo dadka deegaanka oo la wareegay deegaan hoos yimaada Magaalada Camaara
Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadka deegaanka ayaa howlgal ka sameeyay deegaanka Qodqod ee ku yaala duleedka magaalada Camaara ee gobalka Mudug. Saraakiisha Ciidanka.