Somali News
Somali News

Xildhibanada BFS ee laga soo doorto G/Sanaag oo war ka soo saaray Arrinta Gobollada SSC

Xildhibaanada Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ee laga soo doorto Gobollada Sanaag iyo Haylaan ayaa war ka soo saaray Arrinta Gobollada SSC Xildhibaannada Gobollada Sanaag.

Read More
Somali News

Tirada dhimashada dhul gariirkii ku dhuftay Turkiga iyo Suuriya oo kor u dhaaftay 5,000

Mas’uuliyiinta Turkiga ayaa sheegay in tirada dadka ku dhintay dhulgariirrada ku dhuftay koonfurta bari ee Turkiga ay gaartay 3,419, taasoo wadarta guud ee.

Read More
Somali News

MW Xasan Sheekh “Colaada Laascaanood siima socon karto lamana aqbali karo”

Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa uu ku baaqay in deg-deg loo joojiyo dagaalka ka socda Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool..

Read More
Somali News

Dowladda Somalia oo cadeysay mowqifkeeda ku aadan Laascaanood

Wasiirka Arrimaha Gudaha Federaalka iyo dib u heshiisiinta Xukuumadda Fedaraalka Somalia Axmed Macallim Fiqi ayaa Shir Jaraa’id oo uu qabtay kaga hadlay mowqifka.

Read More
Somali News

Dagaal markale ka qarxay Magaalada Laascaanood & dhawaqa hub culus oo la maqlayo

Waxaa Dagaal xoogan uu maalinkii 2-aad kasocdaa magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool, dhawaqa hubka culus oo la isku adeegsanayo ayaa laga maqlayaa.

Read More
Somali News

Dab khasaara hantiyadeed geystay oo xalay ka kacay Xaafada Kaluunka ee D/waaberi

Xalay Abaare 3:00AM, ayaa Xaafada kaluunka ee u dhow Hotel Jazeera waxaaa ka kacay dab aad uxoogan oo geystay qasaara hantiyeed. Waxaana gubtay.

Read More
Somali News

Booliiska Soomaaliya oo dilay xubin ka tirsanaa Al-shabaab

Taliska ciidanka booliska qeybta Bari ee gobolka Banaadir ayaa war ka soo saaray weerar ay dagaalameyaal ka tirsan Al-shabaab ku soo qaadeen bar.

Read More
Somali News

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Aqoonsiga Danjirimo ka guddoomay saddex safiir

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka, Turkiga, Burundi  iyo Thailand ee loo.

Read More
Somali News

Maxaa looga hadlay kulanka Golaha Wasiirada ee XFS?

Ra’iisul wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi ayaa caawa guddoomiyay kulan deg deg ah oo ay yeesheen Golaha Wasiirrada. Golaha Wasiirrada ayaa caawa.

Read More
Somali News

Somaliland oo war ka soo saartay dagaalkii maanta ka dhacay Laascaanood

Somaliland ayaa ka hadashay dagaalkii maanta saacadaha badan ka socday magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool, iyada oo sheegtay ku dadaaleyso si kasta oo.

Read More