Somali News
Somali News

Tirada Dhimashada dhulgariirkii Turkiga oo gaartay 2000

Waxa sii kordheysa tirada dadkii ku dhintay dhul-gariirkii ku dhuftay dalka Turkiga iyo qeybo ka mid ah dalka Suuriya. Tirada dhimashada marka la.

Read More
Somali News

Dowlada Somalia oo war kasoo saartay dhulgariirka ka dhacay Turkiga

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxay uga tacsiyeyneysaa Dowladda Jamhuriyadda Turkiga khasaarihii iyo waxyeeladii ka dhashey dhulgariirki xoogganaa ee is xigey ee ku dhuftey.

Read More
Somali News

Shacabka Degmada Xarardheere oo la gaarsiiyey gargaar

Maamulka degmadda Xaradheere masuuliyiin ka Tirsan dowlad goboleedka Galmudug iyo Saraakiisha ururka lixaad, guutada 16aad ee kumaandooska Danab ayaa maanta gargaar isugu jira.

Read More
Somali News

Taliska Nabad Sugidda oo war kasoo saaray sharciga la ansixiyey ee hay’ada NISA

Xildhibaanada Golaha shacabka Somalia ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay Hindise sharciyeedka Hay’adda Sirdoonka iyo nabad sigidda Qaranka ee “NISA”. Boqol afar iyo.

Read More
Somali News

Qaramada Midoobay oo shaacisay tirada dadka Afrika ugu dhinta Kansarka sanad kiiba

Hey’adda caafimaadka adduunka ee WHO, ayaa sheegtay in qaaradda Afrika ay daqiiqad waliba ay qaadayaan cudurka Kansarka dad gaaraya 1.1 milyan oo qof,.

Read More
Somali News

War-murtiyeed laga soo saaray xaalada aminga ee Garoowe

Dalladda Ururada Bulshada Rayidka ee Puntland (PUNSAA) iyo dhammaan hay’adaha ku midoobay ayaa war murtiyeed kasoo saaray xaaladda amni darro ee kasoo korortay.

Read More
Somali News

Boqolaal ruux oo ku dhintay dhulgariir kudhuftay dalalka Turkiga & Suuriya

Dhulgariir xooggan oo cabirkiisu yahay 7.8 ayaa sababay dhimashada in ku dhow lix boqol oo ruux oo ku kala sugnaa koonfur bari Turkiga.

Read More
Somali News

Siciid Deni oo magacaabay Guddoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka sida

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Wareegto ka soo baxaday xafiiskiisa ku magacaabay G/sare Cabdifataax Xaaji Aadan Axmed Guddoomiyaha Maxkameda.

Read More
Somali News

Madaxdii hore ee Iran oo ku baaqay isbedel siyaasadeed

Madaxweynihii hore ee dalka Iran Mohammad Khatami iyo ra’iisal wasaarihii hore ee dalkaas Mir Hossein Mousavi ayaa ku baaqay in loo baahan yahay.

Read More
Somali News

Xiisad Kadhalatay diiwan-gelinta doorashooyinka oo ka taagan Garoowe

Xiisad la xiriirta diiwaan-gelinta doorashooyinka lagu muransan yahay ee qof iyo cod ayaa ka aloosan caasimadda Puntland ee Garoowe. Cutubyo ka tirsan ciidanka.

Read More