Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay duqeymaha Israa’iil ee Qaza
Dowladda Soomaaliya ayaa cambaareysay duqeynta ay Israa’iil ka geysatay Isbitaalka Al-Ahly ee Gaza kaas oo ay ku dhinteen boqollaal Falastiiniyiin ah. Bayaan kasoo.
Dowladda Soomaaliya ayaa cambaareysay duqeynta ay Israa’iil ka geysatay Isbitaalka Al-Ahly ee Gaza kaas oo ay ku dhinteen boqollaal Falastiiniyiin ah. Bayaan kasoo.
Bannaanbaxyo looga soo horjeedo Duqaynta cisbitaalka ku yaalla magaalada Gaza ayaa ka socda caalamka. Tobaneeyo qof oo mudaaharaad ka dhigay caasimadda Cammaan ay.
Weerar duqeyn ah ayaa gilgilay cusbitaalka Gaza, waxaana suurto-gala inay halkaas ku dhinteen boqolaal qof. Ururka Xamaas ayaa ku eedeeyey Israa’iil inay weerartay.
Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Maraykanka qaybta bixinta abaalmarinta caddaaladda loogu raadinayo dadka ay beegsadaan kooxaha xagjirka ah ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin dhan.
Sarkaal sare oo ka tirsana dagaalameyaasha Al-shabaab ayaa isku soo dhiibay ciidanka xoogga dalka iyo kuwa difaaca deegaanka ee ku sugan gobolka galgaduud..
Qoraal ka soo baxay booliska Soomaaliya ayaa lagu yiri, “Caawa 16/Oct/2023, abaare 21:00 PM fiidnimo, ayaa naftii-halige Khawaarijta ka tirsanaa isku qarxiyay dad.
Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay banaanka maqaayadda Blue sky oo u dhow mid ka.
Qarax ismiidaamin ah ayaa goor dhow ka dhacay banaanka maqaayadda Blue sky oo u dhow mid ka mid ah baraha laga illaaliyo madaxtooyada.
Ugu yaraan hal qof oo Falastiini ah ayaa lagu dilay weerarki ugu dambeeyay ee ciidamada Israa’iil ay ku qaadeen magaalada Jericho ee daanta.
Waxaa xalay magaalada Muqdisho soo gaaray ciidamo ka tirsan xoogga dalka oo muddo dheer tababar ku soo qaatay dalka Ereteriya. Ciidamadan ayaa tiradooda.