Somali News
Somali News

MW Xasan Sheekh oo sheegay iney xaqiijinayaan fulinta qodobadii lagu heshiiyey

Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo xiray wejigii labaad ee Shirka dib u heshiisiinta Dowlad-goboleedka Koonfur-Galbeed oo xal looga gaaray dhammaan tabashooyinkii.

Read More
Somali News

Booliska Pakistan oo toogtay laba hogaamiye oo ka tirsan Taliban

Sarkaal maxalli ah ayaa sheegay in booliiska Pakistan ay dileen laba hoggaamiye oo ka tirsan dhaqdhaqaaqa “Taliban Pakistan”,  howlgal ka dhacay waqooyi-galbeed ee.

Read More
Somali News

Shirka dib uheshiisiinta KG oo War-murtiyeed laga soo saaray

Shirkii Dib uheshiisiinta Siyaasiyiinta Koonfur Galbeed somalia ayaa lasoo gunaanaday kadib maalmo shirka uu socday, heshiis buuxa ayey gaareen dhinacyada ku shirsanaa Magaalada.

Read More
Somali News

Xilliga aay dhaceyso Doorashada Madaxweynaha iyo Baarlamaanka K/galbeed oo la shaaciyay

War murtiyeed ayaa laga soo saaray shirkii dib u heshiisiinta ee maalmahan ka socday magaalada Baydhabo ee gobolka Baay. War murtiyeedka ayaa dhigaya.

Read More
Somali News

Ciidanka dowlada oo xubna katirsan AS kudilay G/Jubada Hoose

Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa dowlad goboleedka Jubbaland ayaa maanta howlgal qorsheysan ku dilay ugu yaraan afar xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab, kadib.

Read More
Somali News

Taliyaha cusub ee Ciidanka Booliiska oo xilka la wareegay

Taliyaha cusub ee ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jeneraal Sulub Axmed Firin ayaa maanta xilka si rasmi ah kagala wareegay Taliyihii hore ee booliska Jeneraal.

Read More
Somali News

Howlgalka ATMIS oo ka hadlay wiil ay Askartooda ku dileen Muqdisho

War qoraal ah oo ka soo baxay Taliska guud ee howlgalka ATMIS ee Soomaaliya ayaa looga hadlay wiil dhalinyarro ah oo Kolonyo ka.

Read More
Somali News

Taliyaha cusub ee Ciidanka Booliska oo maanta Xilka la wareegaya

Taliyaha cusub ee ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sulub Ahmed Firin ayaa maanta xilka kala wareegaya taliyihii xilka kaga horeeyey ee Generaal Cabdi Xasan Maxamed.

Read More
Somali News

RW Xamse oo ka hadlay dagaalka ka dhanka ah AS & ciribtirka musuq-maasuqa

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda federaalka Somalia Xamsa Cabdi Barre ayaa ka hadlay dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab, doorka culumada iyo la dagaallanka masuq maasuqa.

Read More
Somali News

Guddoomiyaha BFS oo dhiggiisa Turkiga kala hadlay iskaashiga labada dal

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Somalia Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa khadka taleefoonka kula hadlay Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka Turkiga Mustafa Şentop. Guddoomiyaha Golaha.

Read More