Home / Somali News / Koox Hubeysan oo Caawa Qof Shacab ah ku dishay Suuqa Bakaaraha

Koox Hubeysan oo Caawa Qof Shacab ah ku dishay Suuqa Bakaaraha

Muqdisho–KNN– Wararka aanu ka heleyno Suuqa Bakaaraha ee Degmada Howlwadaag ayaa sheegaya  in Caawa Koox Bastoolado wadata ay Qof Shacab ah ku dileen Halkaasi.

Goobjoogeyaal ayaa Radio Kulmiye u sheegay  Qofka Dilka loo geystay uu ahaa Wiil dhalinyaro ah,balse ma cadda illaa hadda Sababta loo beegsaday.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top