Home / Somali News / Doorashada Xubnaha Aqalka Sare ee Somaliland oo Beri la qabanayo

Doorashada Xubnaha Aqalka Sare ee Somaliland oo Beri la qabanayo

Muqdisho–KNN--Guddi loo xil saaray Doorashada Aqalka Sare  Xubnaha ka soo jeeda Degaanada Maamulka Somaliland ayaa sheegay in Beri la qabanayo Doorashada Aqalka Sare.

Guddiga ayaa sheegay in Doorashada Aqalka sare Xubnaha ka imaanaya Gobollada Waqooyi ee Soomaaliya intaa ku daray in la diyaariyay Goobihii lagu qaban lahaa Doorashada Aqalka sare.

Shalay ayaa Magaalada Muqdisho waxaa  ka bilaabatay Doorashada Xubnaha Aqalka Hoose ee Dadyawga ka soo jeeda Degaanada Maamulka Somaliland.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top