Home / Somali News / Wasiirka Dhalinyarada oo laga saaray Liiska Musharaxnimo ee Aqalka Hoose”Akhriso”

Wasiirka Dhalinyarada oo laga saaray Liiska Musharaxnimo ee Aqalka Hoose”Akhriso”

Muqdisho–KNN– Guddiga Doorashooyinka Dadban ee Heer Federaal ayaa Warsaxaafadeed ka soo baxay waxaa lagu sheegay in Labo Mas’uul oo kala ah Axmed Sheekh Nuur iyo Maxamed C/llaahi Xasan Nuux Wasiirka dhalinyarada iyo Cayaaraha laga saaray Liiska Musharaxnimo ee Xubnaha Aqalka Sare,kadib markii ay ku Lug yeesheen oo ay Sabab u ahaayeen Dagaalkii ka dhacay Magaalada Jowhar  18-kii Bishii hore.

 

1 11

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About Radio kulmiye

 
Scroll To Top