Home / Somali News / Akhriso:- Magacyada Xildhibaanada Guddiga Khilaafaadka ay diideen

Akhriso:- Magacyada Xildhibaanada Guddiga Khilaafaadka ay diideen

Muqdisho–KNN– Magacyada 11-ka Xildhibaan Ee ay diideen Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka ayaa noo suuro gashay in aan helno iyo Degaanada laga soo doortay.

  1. Maxamed Cabdullaahi Cabdullaahi Nuux (Jidle/Hirshabelle)
  2. C/laahi Maxamed Aadan ( Gaaljecel/Jubaland).
  3. Cabdi Maxamuud Axmed (Majeerteen/Ugaar Saleeban/ Puntland).
  4. Sharmarke Garaad Saleebaan (Dhulbahante/Puntland).
  5. Cabdicasiis Saalax Carmaan (Carab Soomaali/HirShabelle).
  6. Maxamed Abtidoon (Gaabane/Saleebaan/Galmudug).
  7. Sheekh Shaacir Sheekh Maxamed (Macalin Weyne/ D&M/ Koonfur Galbeed).
  8. Samra Ibraahim Cumar (Geelidle (D&M/K/Galbeed)
  9. Muna Khaliif Sheekh (Tuni/Daaqtire/D&M/K/Galbeed).
  10. Maxamed Saciid Cabdullaahi ( Begedi/D&M/K/Galbeed)
  11. Nadiifa Aadan Isaaq ( Shanta Caleen/D&M/K/Galbeed).

44 55

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top