Home / Somali News / Carruur Shuban biyood ugu Geeriyootay Gobolka Shabellaha Dhexe

Carruur Shuban biyood ugu Geeriyootay Gobolka Shabellaha Dhexe

Mahaddaay–KNN– Tuulooyin badan oo Hoosyimaada Degmada Mahaddaay ee Gobolka Shabellaha waxaa laga soo sheegayaa inuu hadda ka Dilaacay xanuunka Shuban biyoodka.

Ugu yaraan 50 Carruur ayaa hadda la Xaqiijiyay in ay Xanuunkaasi u dhinteen Todobaadkaan Gudihiis inta lagu jiray.

Maamulka Degmada Mahaddaay ee Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa Codsaday in Gargaar Deg Deg ah loo fidiyo islamarkaana la siiyo Dadka uu Xanuunku soo ritay Daawooyin lagula Tacaalo.

Dadka Hadda Goobaha Caafimaadka jooga ayuu Maamulku ku sheegay in ay ka badan yihiin 100 Ruux.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About Radio kulmiye

 
Scroll To Top