Home / Somali News / Gaari ay leeyihiin AMISOM oo Qof Dumar ah ku jiiray Muqdisho

Gaari ay leeyihiin AMISOM oo Qof Dumar ah ku jiiray Muqdisho

Muqdisho–KNN– Gaari ay leeyihiin Ciidamada Midawga Afrika Ee AMISOM ayaa Maanta Afaafka hore ee Hotelka Jaziira ku jiiray Qof Dumar ah.

Goobjoogeyaal ayaa Radio Kulmiye u sheegay in Qofkii Dumarka aheyd ee Gaariga ay leeyihiin Ciidamada AMISOM ay jiireen ay isla goobta ku dhimatay.

Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa Gacanta ku dhigay Gaarigii Ciidamad AMISOM ay wateen oo hadda ku wada baaritaano.

Dhowr Jeer ayaa Ciidmada AMISOM waxaa ay jiireen Dad rayid ah oo ku sugan Magaalada Muqdisho  ee Caasimadda Soomaaliya.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top