Home / Somali News / Ciidamo ka tirsan Ahlusunna oo Shil ku galay Degaanka mareergur

Ciidamo ka tirsan Ahlusunna oo Shil ku galay Degaanka mareergur

Mareergur–KNN–Wararka ka imaanaya Degaanka Mareergur ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya inuu ku Rogmaday Gaari Nuuca Soomaalidu ay u taqaan Cabdi Bile oo ay la socdeen Ciidamo ka tirsan Ahlusunna.

Illaa 10 ka tirsan Ahlusunna ayaa ku dhaawacmay shilka gaari ee Maanta ka dhacay Degaanka mareergur ee Gobolka galgaduud.

Dhaawaca Ciidamada Ahlusunna oo ay ku jiraan kuwo aad u liita ayaa la dhigay Isbitaalka Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka galgaduud.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top