Home / Somali News / Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka oo sheegay in loo Hanjabay

Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka oo sheegay in loo Hanjabay

Muqdisho–KNN–Illo ku dhow Guddiga Xalinta Khilaafaadka oo Beesha Caalamku ay Musuq Maasuq ku Eedeysay ayaa sheegay in loo Hanjabay, Amaankooduna uu Halis ku jiro.

Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Dadban ayaa hadalkaan u sheegay Wakiillo ka socda Beesha Caalamka oo uu kamid yahay Wakiilka QM ee Arrimaha Soomaaliya Danjire Michael Kitting.

Beesha Caalamka ayaa War ay soo saartay waxaa ay Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka ugu baaqday in ay Caddeeyaan sida ay ku Maareeyeen Dacwada 13 Xildhibaan oo 24 ku ah 11-ka Xildhibaan ee ay Laaleen.

Guddiga Xalinta Khilaafaadka ayaa sheegay in Hanjabaado badan ay soo gaareen tan iyo waxii ka dambeeyay markii ay Laaleen 11-ka Xildhibaan ee ku soo baxay Doorashooyinkii ka dhacay,Puntland,Galmudug,Hirshabeelle ,Koofur Galbeed iyo Jubbaland.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top