Home / Keydka Sawirada / Jubbaland oo ka hadashay Howlgalkii Galbeedka Kismaayo”Sawiro”

Jubbaland oo ka hadashay Howlgalkii Galbeedka Kismaayo”Sawiro”

Ciidamada qalabka Sida ee Jubbaland oo kaashanaya dadka deeganka ayaa Hawlgalo la qorsheeyay shalay ka fuliyay deeganada Xeer-Xaani Kaamjaroon Golashimbi iyo Kaamjaroon hawlgaladaas oo looga gol lahaa sidii looso furan lahaa Xoolo ay Kooxda Al-Shabaab ka dheceen dadka deeganka.

Dagaal adag ayaa shalay ka dhacay dhamaan deeganadan iyadoo khasaare lixaad leh uu ka dhashay sida ay xaqiijiyeen sarakiisha Ciidamada Hogaaminaysay waxaana Al-Shabaab dagaalkaas lagaga dilay 15 Shabaab ah iyo Sargaalkii  dagaalka Hogaaminayay oo isagoo dhaawac ah ay Ciidamadu gacanta ku dhigeen kadibna dhaawacii soo gaaray u geeriyooday.

Ciidamada Jubbaland Hawlgalkaas waxaa kaga dhintay 1 askari labo kalana way kaga dhaawacmeen.

S09A7976 S09A8011 S09A8020 S09A8023 S09A8025 S09A8028 S09A8031

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top