Home / Somali News / Siyaasiinta ka soo jeeda Somaliland oo War Cad ka soo saaray Saamiga Aqalka Sare

Siyaasiinta ka soo jeeda Somaliland oo War Cad ka soo saaray Saamiga Aqalka Sare

Warsaxaafadeed ay soo saareen Siyaasiinta ka soo jeeda Somaliland ayey ku  sheegay in Saamiga Aqalka sare ay Xaq u leeyihiin Saddex Meelood Meel, wax ka yarna aysan ku Qanci doonin.

Warsaxaafadeedka ayaa lagu sheegay in Dadka ka soojeeda Goboalda Waqooyi ee Soomaaliya ay Aqalka Sare Saami ahaan uu ku soo aadayo 33% saami ahaana ay intaa xaq u leeyihiin Tiro kasta oo laga dhigo Aqalka sare wax kayarna aysan ku Qanci doonin.

upper House upper house 2

 

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About Radio kulmiye

 
Scroll To Top