Home / Somali News / Al-shabaab oo 15 Qof ku Gowracay Gobolka Jubbada Hoose

Al-shabaab oo 15 Qof ku Gowracay Gobolka Jubbada Hoose

Kismaayo–KNN– Wararka ka imaanaya Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in Al-shabaab ay Galbeedka Magaalada Kismaayo  ku Gowraceen 15 Qof oo Xoolo dhaqato ah.

Al-shabaab ayaa sidoo kale la soo Warinayaa in ay Nolosha ku wateen Tiro dad ah oo kamid ahaa kuwa ku nool Galbeedka Magaalada.

Dagaal arrintaas ka biloowday oo u dhexeeya dadka Shacabka ah iyo Al-shabaab ayaa Hadda ka biloowday dhulka miyiga ah ee ku yaalla galbeedka Magaalada Kismaayo.

 

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About Radio kulmiye

 
Scroll To Top