Home / Somali News / War Deg Deg ah:- Diyaaradaha Kenya oo Galabta Duqeyn ka Geystay Jubbada Hoose

War Deg Deg ah:- Diyaaradaha Kenya oo Galabta Duqeyn ka Geystay Jubbada Hoose

Kamjaroon–KNN– Wararka ka imaanaya Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in galabta Diyaaradah dagaalka ee Dowladda Kenya ay Duqeyeen Saldhig Al-shabaab ay ku leeyihiin Degaanka Kamjaroon ee Gobolka Jubbada Hoose oo Kismaayo u jira illaa 90KM.

Goobjoogeyaal ayaa sheegay in Diyaaradaha Kenya ay Dhowr Gantaal ku dhufteen Saldhig Shabaab ay ku leeyihiin Degaankaas,lamana oga  illaa Hadda Khasaraha ka dhashay.

Duqeynta ayaa imaaneysa Iyadoo Magaalada Kismaayo Ciidanka kenyanka ah ee Jooga ay Amartay Wasiirka Gaashaandhigga in ay Labo Jibaaraan Dagaalka Shabaab.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About Radio kulmiye

 
Scroll To Top